Qaybo ka Mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Laascaanood Iyo Shacabka Magaaladaasi oo Ka Dareen Celiyey Isku Shaandhayntii Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

Laascaanood 05. December 2016 (SDN/QJ):-Qaar Ka Mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Magaalada Laascaanood Iyo Qaybo ka Mid ah Waxgaradka ku Dhaqan Magaaladaasi ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Ku Hambalyeeyay Magacaabista Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Sool oo Hore u ahaa Xoghayaha Dawlada Hoose ee Magaalada Laascaanood Mudane Cabdi Khayre Dirir.

Read More

Wasiirkii Hore Ee Ciyaaraha Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Qaadista Madaxweyne Siilaanyo

Hargaysa 05. December 2016 (SDN/QJ):-Wasiirkii Hore Ee Dhallinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Md. Cabdilaahi Faarax Maydhane Oo Ka Mid Ahaa Xubnihii Wasiiradda Ahaa Ee Madaxweyne Siilaanyo Xilka-Ka-Qaadey, Ayaa Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Sida Uu U Arko Xil-Ka-Qaadista Lagu Sameeyay, Waxaanu Sheegay In Xil-Ka-Qaadistiisa U Arkayo Wax Caadiya, Maadaama Buu Yidhi Xilku Meerto Yahay. Cabdilaahi Faarax…

Read More

Maleeshiyaad Ka Goostay Kooxda Khaatumo Oo Dedaal Ugu Jira Siday Isku Muujin Lahaayeen

Laascaanood 05. December 2016 (SDN/QJ):-Maleeshiyaad dhawaan ka goostay Kooxda Khaatumo ee Wada-hadallada kula jirta Xukuumadda Somaliland, ayaa bilaabay inay Hadallo borobagaando ah ku baahiyaan Warbaahinta taageerta. Kooxdan oo uu Hoggaamiyo Nin lagu Magacaabo Faysal Maxamed Xasan (Falaalug) oo hore uga mid ahaa Kooxda Cali Khaliif Hoggaamiyo, ayaa Warbaahinta Internet-ka ee taageerta ka sheegay in Maleeshiyaadkiisu…

Read More

Hargaysa:Xarun Xuquuqul Iinsaan oo Xukuumadda ku dhaleecaysay Xadhiga Ugaas Mudadii uu Jeelka ku Jiray uu Shin dhaafay DAAWO

Hargaysa 05. December 2016 (SDN/QJ):- Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay canbaaraynaysaa haynta sharci darada ah ee Booliiska Somaliand ay ku hayaan Ugaas Cabdiraxmaan Diiriye. Ugaas Cabdiraxmaan waxa lagu xidhay Burco 3dii November 2016 iyada oo aan amar garsoore loo haysan. Laguma horgayn maxkamadda mudadii sharcigu dhigay ee 48 saacadood ahayd. Qodobka 27aad ee dastuurku wuxuu dhigayaa…

Read More

Xog Waran Ku Saabsan Sababta Keentay Ololaha Qabyaalad Diid & Cabdi-Kariin Axmed Mooge

Hargaysa 05. December 2016 (SDN/QJ):-Cabdi-Kariin Axmed Mooge Waxa uu ka Mid yahay Shakhsiyaadka Doorka Muga leh ka soo qaatay hawlgaladii dib u dhiska qaranka Somaliland,Waxaa kale oo uu ka mid ahaa Dhallinyaradii Markii Dalka la Xoreeyay Sida Mutadawacnimada leh uga qaybqaatay ku baraarujinta Dhallinta ee horumarka dalkooda,Isagoo ka mid ahaa Xubno Dhallinyaro ahaa oo aasaasay…

Read More

Sirta Ka Dambaysa Calaamadaha ku dhegan midhaha Khudrada (Xogta Dahsoon) DAAWO

Hargaysa 05. December 2016 (SDN/QJ):-Calaamadaha iyo Numbera-ada lagu dhejiyo ee ka dul muuqda khudaarta kala duwan ee suuqyada waaweyn lagu iibinayo waa shay ay in badan oo dad ahi ku wareeraan, iyadoo badanaa dadku aanay fikrado dheeraad ah ka haysanin macnaha calaamadahasi waxana ay u haystaan uun shay iska caadi ah oo ahmiyad sidaasa sii…

Read More

Madaxtooyadda oo Markii Labaad Khaladay Mas’uulka uu Madaxweyne Siilaanyo u Magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex & Madaxweynaha oo Mas’uulkii u Horeeyay ee Xil uu u Magacaabay ka Cudur daartay ka aqbalay Istiqaaladiisa

Hargaysa 05. December 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa tan iyo markii uu habeen hore soo Saaray Isku Shaandhayn isugu jirtay Magacaabis,Xil ka qaadis,Iyo Isku bedel uu ku sameeyay golihiisa Xukuumada & Hay’adaha Madaxa bannaan ee dawlada ayaa waxaa soo baxay Mas’uuliyiin ka Cudur daartay Xilalka loo Magacaabay. Madaxdaas Waxaa ka…

Read More

Asbaabta Qaraar Ay Dawladda Somaliland Kasoo Saartay Dadka Reer Soomaaliya Ee Dalka Ku Sugan Oo Markii U Horreysay Ay Ajanebi U Aqoonsatay

Hargaysa 05. December 2016 (SDN/QJ):- Jamhuuriyadda Soomaalilaand ayaa markii ugu horreysay abid taariikhda u aqoonsatay ajaanib dadka ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya ee yimaadda geyiga Somaliland isla markaana aan sifo sharci ah haysan. 1dii Diisambar, 2016 kii  ayay ahayd markii guddoomiyaha maxkamadda Degmada Gud. Cabdirashiid Beergeel ku dhawaaqay natiijada kiis beryahaas ba laga dhur-sugayay kaas…

Read More

Xisbiga UCID Oo Doonaya In Sharciga La Mariyo Ilaalada Maayarka Laascaanood Oo Xildhibaannad Xabadeeyay

Hargaysa 05. December 2016 (SDN/QJ):-Kadib markii Toddobaadkii hore Qaar ka mida Askarta Ilaalada u ah Maayirka magaalada Laascaanood iyo Xildhibaanad Fihiima Yuusuf Cabdilaahi oo ka mida Golaha deegaanka ee Laascaanood ay dagaal gacan ka hadal ahi ku dhexmaray Goob lagu qaybinayay Raashin mucaawino ah, ayaa waxaa falkaasi cambaareeyay Xisbiga mucaaridka ee UCID. Xildhibaanada oo hor…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Xabsiga Dhigtay Xubno Xilal Wasiir Ugu Magacawnaa Khaatumo

Laascaanood 05. December 2016 (SDN/QJ):-Xukuumadda Somaliland ayaa magaaladda laascaanood ee xaruna Gobolka Sool, waxa ay ku xidhay wasiirro iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan kooxda ay somaliland wada hadalka kula jirto ee Khaatumo. Xubnahan oo ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Khaatumo  Cabdilaahi Jaamac Diiriye (Cabdilaahi Isleged) iyo Guddoomiyaha  guddida abaaraha ee khaatumo …

Read More

Xukuumadda S.land Oo Loogu Baaqay Inay Mag-dhowdo DOONI Dad Cadhaysani Ku Gubeen Duleedka Dekedda Berbera

Badhan 05. December 2016 (SDN/QJ):-Qaar ka mid ah Odayaasha Degmada Badhan ee bariga Gobolka Sanaag ee Somaliland, ayaa Xukuumadda ka codsaday in loo Mag-dhabo Doon Bishii saddexaad ee Sannadkan ku gubatay Duleedka Dekedda Berbera, taasi oo uu lahaa Muwaadin Magaciisu yahay Cali Ducaale Maxamed. Doontan oo Magaceedu ahaa MAKKA isla-markaana ay gubeen Dadweyne ka cadhooday…

Read More

“Soomaalida ku nool Gobolka Minnesota ee Mareykanka oo soo wajahday cabsi iyo wel wel baaxad weyn!! DAAWO

Minnesota 05. December 2016 (SDN/QJ):-Soomaalida ku nool gobolka Minnesota ee dalkaas Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inay soo wajahday cabsi iyo wel wel baaxad weyn ka dib doorashadii madaxweynaha Cusub ee dalkaas Donald Trump iyadoona ay markiiba la kulmeen hadalo cunsurinimo ah oo loogu sheegaayo inay ku noqdaan dalkooda. Ka dib Doorashadii lama filaanka ahayd…

Read More

Baadhitaano Adag oo ku socda Masuuliyiin katirsan Maamul goboleedka Puntland

Garowe 05. December 2016 (SDN/QJ):-Xeer Ilaaliyaha guud ee maamulka Puntland Maxamuud Xasan Cusmaan ayaa sheegay in ay socdaan baaritaano lagu sameenayo masuuliyiin katirsan maamulka Puntland, oo lagu tuhmayo in xabsiyada maamulkaasi kasii daayeen dad ku xirnaa.   Waxa uu xusay Xeer ilaaliyaha in ay maqleen warbixino ku aadan in Masuuliyiin katirsan maamulka Puntland ay xabsiyada…

Read More

Mustaqbalka Madaxweyne Donald Trump oo la saadaalinayo inuu mugdi ku jiro & Shaki la Geliyey inuu Mudo Xileedkiisa 1aad Dhamaysanayo

Washington 05. December 2016 (SDN/QJ):-Caalimka caanka ah reer Maraykan ee ku takhasusay cilmiga taariikhda, Prof. Alan Lichtman ayaa sheegay in madaxweynaha Maraykanka uusan dhameysan doonin xiligiisa afarta sano ee ugu horeysa shaqadana laga eryi doono.   Prof. Alan Lichtman ayaa horey u saadaaliyay in Donald Trump uu noqon doono Madaxweynaha Maraykanka intii lagu guda jiray…

Read More

Turjubaan si la yaab leh Haweeney Maraykan ah ugu kufsaday dalka India

Delhi 05. December 2016 (SDN/QJ):-Booliska dalka Hindiya ayaa baadi goobaya nin dalkaas u dhashay oo haweeney Maraykan ah ku kufsaday magaalada Delhi bilowgii sanadkan.   Haweeneydan oo magaceeda la qariyey ayaa sheegtay in qeybta sare ee hotelka Delhi uu ku kufsaday ninkaasi oo caawiye iyo turjubaanba u ahaa safar dalxiis ah oo ay ku tagtay…

Read More

Xisbiga Waddani oo Sheegay in Saldhiga Dhexe Jidh dil Loogu Gaystay Muniir Axmed Cigaal oo ka Mid ah Saraakiisha Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 04. December 2016 (SDN/QJ):-Xogahayaha Cadaalada Xisbiga Mucaaradka ah ee  WADDANI Barkad Jaamac Xirsi ayaa shaaca ka qaaday in saldhiga dhexe ee magaalada Hargeysa ay ciidanka bilaysku ku jidh-deen Siyaasi Muniir Axmed Cigaal oo ka tirsan Xisbiga WADDANI,kaas oo maalintii sadexaad halkaas ku xidhan,waxaanu sheegay in loo diiday in ay ehelkiisu ku bookhaadn xabsiga.  …

Read More

Wasiirka Cusub ee Dalxiiska ee Markii Hore Ku Gacan Saydhay Xilkii Madaxweyne Siilaanyo u Magacaabay oo Sheegay inuu Hada Ku Qancay DAAWO

Hargaysa 04. December 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Dhaqanka Iyo Dalxiiska Somaliland Mudane, Khadar X. Yuusuf Cabdillaahi oo uu Weheliyo Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah Mudane, Maxamuud Warsame Jaamac ayaa Shaaca ka qaaday inay ku Qanacsan Yihiin Xilalkii uu Madaxweynuhu u Xalay u Igmaday,Kadib Markii ay Warbaahinta Qaarkeed Sheegeen inay Xilalkaas Diideen.

Read More