“Xukuumadda Maanta Joogtaa (Daahir Rayaale) Ciidda Ayay Ka Badantahay, Laakiin Xisbiga KULMIYE Wuxuuu Soo Dhisayaa Xukuumad Kooban Oo Tayo Leh…” Miliciga Ballan-qaadyadii Xilligii Uu Mucaaradka Ahaa Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed-Siilaanyo + Waxa Ka Rumoobay

Hargaysa 07. December 2016 (SDN/QJ):-Madaxwaynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) markii uu mucaaridka ahaa waxaa uu xukuumaddii madaxwayne Daahir Rayaale ku dhaliili jiray Tirada Wasiirrada ku jiray xukuumaddii Xisbiga UDUB.   Madaxwayne Siilaanyo, waxaa uu shacabka Somaliland u ballanqaaday wakhtigii uu mucaaridka ahaa inuu soo dhisi doono dawlad kooban oo tayo leh, taasi oo…

Read More

Agaasimayaal Ay Isku Hayb Yihiin Madaxweyne Siilaanyo Oo Masuuliyiintii Ka Sarraysay Dartood Loo Sadqeeyey Iyo Laba Kaclaynta Kaftankii Shacabka Ee Wasiirrada Loola Baxay Biri-magaydada Oo Ah Masuuliyiin Aan Dhadhamin Dacarta Isku Shaandhaynta

Hargaysa 07. December 2016 (SDN/QJ):- Tan iyo Markii uu Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Hogaanka dalka qabtay Waxa isasoo tarayay Cabashooyin ay masuuliyiin badani qabaan iyo doodo ka taagan Gacan Togaalayn Madaxtooyadu ku hayso hawlaha wasaaradaha oo si cad looga dhex arkayay Qaabka uu ula macaamilayay Golihiisa Xukuumadda iyo Isbadellada uu ku samaynayay….

Read More

6 Sannadood Iyo 6 Wasiir – Wasaaradda Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Oo Noqotay Wasaaradda Ugu Baddalka Badan Xilalka Wasiirnimo Ee Madaxweynuhu Magacaabo!

Hargaysa 07. December 2016 (SDN/QJ):- Tan iyo intii kursiga Madaxnimo loo dhaariyey Madaxweynaha wakhtigan xukunka Somaliland haya Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo waxa uu sameeyey isku shaandhayn iyo isku baddal xilalka xukuumaddiisa ah oo aad u tiro badan iyada oo xukuumaddiisu noqotay tii ugu badnayd tiro ahaan taariikhda xukuumadihii kala dambeeyey ee dalka soo maray…

Read More

“Hadii Sababo Cad Dib-ugu-Dhacaan Doorashooyinka Somaliland, Ma Arko Sabab Wadamadda Yurub uga muujiyaan Diidmo..” Mr. Charles Tannock, Xildhibaan Baarlamaanka Yurub

Brussels  07. December 2016 (SDN/QJ):- Mr. Charles Tannock, ayaa shaaca ka qaaday in dhamaan nidaamada Dimoqraadigu aqbalaan dib u dhiga doorashooyinka, wakhtiyada masiibooyinka dabiiciga, hadii sababo cad dib u dhigaan doorashooyinka Somaliland, ma jirto sabab wadamadda Yurub uga muujiyaan diidmo.   Mr. Tannock oo ka tirsan xildhibaanada Baarlamaanka Yurub, si weyna ugu ololeeya qadiyada madaxbanaanida…

Read More

Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo Caqabad Siyaasadeed iyo Xujo Culus hor dhigay Xukuumadda Siilaanyo

Hargaysa 07. December 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha ahna Murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa  cagaha la galay  fadeexad diblomaasiyadeed  oo weyn, waxaanu magacaabay  safiir wareega oo qabanaya qeybo ka mid ah shaqadii xukuumadda, gaar ahaan wasaaradda arrimaha dibadda, waxaanay tallaabadani   hordhac  u tahay qorsheyaal  sharci darro ah oo uu ku…

Read More

Warbixin Telefishanka Sweden Ku Faaqiday Farqiga U Dhaxeeya Horumarka Somaliland & Qalalaasaha Soomaaliya

Stockholm 07. December 2016 (SDN/QJ):- Telefishanka dalka Sweden, ayaa soo bandhigay barnaamij si balaadhan loogu faaqiday horumarka iyo amaanka ka jira Somaliland, isla markaana, barbardhigay sida Soomaaliya qalalaasaha uga taagan yahay. Barnaamijkan oo xiiso weyn lahaa, waxa dadkii ay xigteen ee ka hadlay ka mid ahayd wakiilkii hore Somaliland u qaabilsana dalka Sweden Rooda Jaamac…

Read More

Wasiirka Shaqada ee Somaliland oo Markii uu Madaxweyne Siilaanyo Xilka ka qaaday Kashifay Siro uu Qarinayey iyo Hanjabaadiisa Dadban DAAWO

Hargaysa 07. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Cumar Sheekh Maxamed Faarax oo ku jiray Xubno uu Habeenkii Axadda xilka ka qaaday Madaxweyne Axmed-Siilaanyo, ayaa ka hadlay xil-ka-qaadistiisa, isla markaana waxa uu kashifay arrimo aanu ka hadal intii uu xilka hayey, balse uu hayn kari waayey markii xilka laga…

Read More

Hoos u dhaca shillinka Somaliland,Saamaynta Bulshada Iyo Aamusnaanta Xukuumadda ee Jaangoynta Sarifka Dollarka

Hargaysa 07. December 2016 (SDN/QJ):-Todobaadkii ugu danbeeyay sarifka lacagta qalaad gaar ahaan dollarka ayaa gaadhay, halkii ugu sareysay abid iyada oo lagu sarifayo boqolka dollar sided boqol iyo konton kun oo shilinka Somaliland ah. Shacabka ku dhaqan guud ahaan Somaliland gaar ahaana caasimada ayaa siweyn uga qayliyay, jahwareerka dhiig miiratada ah ee ku yimid is…

Read More

“Muuse Biixi Ilaa Uu Ku Gabado Madaxweyne Siilaanyo Meel Ma Tago, Mar Alle Marka Uu Soo Gaadho Saldhiga Dhexe……………”Xildhibaan Xoog

Hargaysa 07. December 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog oo ka tirsan mudanayaasha aqalka wakiilada Somalilamd,isla markaan ah ka mid  saraakiisha sarsare ee Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa sheegay inaanu Muuse Biixi awoodi in uu keligii u socdaalo dalalka caalamka iyo gobolada dalka haddii aan Siilaanyo la socon, waxanu sheegay in xataa aanu keligii soo…

Read More

Magacyada & Qabiilada ay ka Soo Jeedaan Xildhibaanada Gobolada Somaliland ee Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Somalia AKHRI

Muqdisho 07. December 2016 (SDN/QJ):- Doorashada Xubnaha aqalka hoose ee ka soo jeeda gobolada woqooyi oo ah Somaliland ayaa ka bilaabatay magaalada Muqdisho, waxaa lagu doortay ilaa iyo Lix xildhibaan. Doorashadan oo amaankeeda aad loo adkeeyay Isla markaana ay ka dhex Muuqdeen Xubno Siyaasada Dawlada Federaalka Mudo ku soo dhex Jiray ayaa u Muuqata Mid…

Read More

Wasiirkii hore Arimaha Dibada Somalia oo ku guuleystay Xubin-nimada aqalka hoose ee Baarlamanka Somalia kana Soo Baxay Gobolka Awdal DHAGAYSO

Muqdisho 07. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya C/Raxmaan Ducaale Beyle ayaa ku guuleystay doorashada xubnaha Gobollada Waqooyi ku matalaya Dolwadda Soomaaliya.   Beyle ayaa helay 48 Cod oo ka mid ah 52dii Cod ee ay Ergada dhiibanayeen waxaana uu ka adkaaday Musharrixiinta kala ah C/llahi Xaashi Abiib iyo  Maxamed Siciid…

Read More

Madaxweynaha Wakhtigu ka Dhamaanayo ee Somalia Xasan Sheekh oo kulan xasaasi ah la qaatay xubnaha labada aqal ku metelaya Jubbaland

Kismaayo 07. December 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay magaalada Kismaayo xildhibaanada labada Aqal ee dhowaan lagu doortay magaalada Kismaayo.   Madaxweynaha ayaa marka hore ugu hambalyeeyey guushii ay ka gaareen doorashadii dhacday magaalada Kismaayo . Madaxweynaha ayaa kula dar-daarmay Xildhibaanada Labada Aqal ee Kismaayo lagu doortay…

Read More

Shimbir ka soo dhoofay Shiinaha oo Shalay Yimid Magaalada Muqdisho ee Xarunta Somalia!!

Muqdisho 07. December 2016 (SDN/QJ):- Shimbirka Meng, ayaa safar dhib badan kadib nabad yimid Soomaaliya uu hadda ku suganyahay xeebaha Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya Meng,ayaa lagu soo xiray aalad muujineysa halka uu marayo,ka hor inta uusan ka soo tagin waqooyiga Dalka Shiinaha. Shimbirkan oo uu leeyahay Nin Ingiriiska u dhashay oo ku nool Beijing Shimbire…

Read More

Taangiyo lagu jabiyay Darbiyadii Difaaca ee Daacish & Magaalada Sirte oo lala wareegay (Daawo Muuqaal)

Sirte 07. December 2016 (SDN/QJ):- Ciidamada Milatariga dalka Liibiya ayaa dhawr jiho ka soo galay magaalada Sirte oo eheed xarunta ugu weyn ee ururka Daacish gaar ahaan kuwooda ka dagaalama gudaha wadanka Liibiya . Mudo ka badan 3 bilood ayaa waxaa dagaalo culus ay ka socdeen deegaanada ku xeeran magaalo xeebeedka Sirte balse iminka waxaa…

Read More

Boqortooyada Sucuudiga oo Saldhig Millatari ka furanaya Jabuuti Maxaa Sababay Xiligan?

Jabuuti 07. December 2016 (SDN/QJ):- Dawladda Sacuudiga ayaa noqon doonta dalkii u dambeeyay ee saldhig millatari ka samysta Jabuuti. Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa wargays Sacuudiga ka soo baxa u sheegay in labada dal ay ka heshiiyeen arrintaas, ayna mardhaw si rasmi ah u shaacin doonaaan. Ciidammada Maraykanka iyo kuwa…

Read More

Mucjisada Eebbe: Sida ay u Nool Yihiin Laba Hablood oo Dhashay Iyagoo Jidhkoodu Isku Dhegen Yahay  Cajiib!!  

Hargaysa 07. December 2016 (SDN/QJ):- Indhaha caalamka waxaa soo jiitay laba gabdhood oo qayb ahaan ayagoo isku dhaggan dhashay, misana koray oo noqday dad waawayn.   Dadka waxaa ka yaabiyay sida ay u nool yihiin, sida u macaamilaan, sida ay wax u cunaan iyo sida ay magaaladaba danta uga soo qabsadaan. Ku darsoo waa darawallo,…

Read More

“Anagu Ma Garanayno Wuxuu U Yaqaano Is Badelka Guddoomiyaha Xisbiga Waddani C/raxmaan Cirro. Maxaa Ka Siya? Gudoomiyaha Waddani ee Balli Dhiig

Hargaysa 07. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbiga Waddani ee Degmada Balli-dhiig Cabdiraxmaan Axmed Foof, ayaa walaac xoogan ka muujiyey siyaasadda murashaxooda u tartamaaya doorashada Madaxweynimada ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro, isla markaana wuxuu sheegay in calaamatu su’aal saaran tahay waxyaabaha uu is badel u yaqaan Guddoomiyaha Waddani C/raxmaan Cirro.   Guddoomiyaha degmada Ballidhiig Cabdiraxmaan Axmed…

Read More