Qaar Ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI oo Kulan Kadis ah La Yeeshay Aqoonyahan Maxamed Cali Bille iyo Kaftan Siyaasadeed oo Dhex maray
Hargaysa 04. December 2016 (SDN/QJ):-Kulan kadis ah oo aan qorshaynayn ayaa subaxnimadii Sabtidan dhex maray qaar ka mid ah masuuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI iyo aqoonyahan Maxamed Cali Bille, kaftan siyaasadeed muddo socoday ka dib waxaanay masuuliyinta xisbiga u soo badhigeen inuu ku soo biiro. Kulankan ayaa ka dhacay huteel Damal ee magaaladda Hargeysa,…
