Qaramada Midoobay “Kama Caajisi Doono Doorashada Soomaaliya Ilaa 2017ka”

Muqdisho 07. December 2016 (SDN/QJ):-Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsa dalka Soomaaliya, ayaa shaaciyay in ay doorashada ku dhacdo ka hor sanadka cusub ee 2017.   Sidoo kale, wuxuu ku baaqay in si dhakhso ah loo xaliyo tabashada maamulka Puntland uu ka qabo doorashada xildhibaanada aqalka sare ee gobolada waqooyi taasi oo uu ku tilmaamay inay…

Read More

Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland oo maanta meelmariyay xeerka Saxaafada oo Waajibinaya In La Diiwaangeliyo Kaadhna la Siiyo Suxufi kasta

Garowe 06. December 2016 (SDN/QJ):-Baarlamaanka Dowladda Puntland ayaa maanta meelmariyay xeerka warbaahinta Puntland oo ay dhawaan baarlamaanka hordhigtay wasaaradda warfaafinta. 32 mudane ayaa cod gacan taag ah ku ansixiyey xeerka saxaafadda,Waxaana xeerka la meel-mariyey xilli uu taagnaa muran u dhexeeya weriyaasha iyo wasaaradda, kaas oo intiisa badan salka ku hayey xeerka saxaafadda. Guddiga shuruucda baarlamanka…

Read More

Beesha Reer Higis Ee Subeer Celi (Arab) oo Naqdiday Isku Shaandheyntii Lagu Sameeyay Xukuumadda

Hargaysa 06. December 2016 (SDN/QJ):- Shir ay maanta isugu yimaadeen  guddiga horumarinta iyo Siyaasadda, aqoonyahanka waxgaradka, iyo siyaasiyiinta beelaha higis ee Subeer Celi (Arab),kuwaasoo ka soo jeeda deegaanka koonfurta iyo galbeedka magaalada Hargeysa, kaas oo ay kaga arrinsanayeen arrimaha Horumarinta iyo Siyaasadda ee beesha iyo deegaanadeedaba, ayaa waxay ka soo saareen Qoddobadan hoos ku xusan:-…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Mas’uulkii Labaad ee Xil uu u Magacaabay Diiday ka Aqbalay Iscasilaadiisa

Hargaysa 06. December 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu ka aqbalay Istiqlaaladii uu u soo gudbiyey Wasiir-ku-xigeenkii Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee uu Madaxweynuhu dhawaan xilkaa u magacaabay. Madaxweynuhu waxa uu (Insha Allah) dib ka soo magacaabi doonaa masuul ku haboon isla markaana hanan kara xilkaa Qaran. Madaxweynuhu wuxuu…

Read More

”Ragii Waagii Faysal Khiyaameeyay ee Maxkamada la Galay ayaanu Nahoo,Dee Maantana Aniga iyo C.raxmaan ayaa Maxkamad ku Wada Jirna” Axmed Muumin Seed DAAWO

Hargaysa 06. December 2016 (SDN/QJ):- Axmed Muumin Seed Gudoomiye Ku Xigeenkii Hore ee Xisbiga Waddani Haatana ah Gudoomiyaha Garabka Toosinta iyo Caddaalada ee Xisbiga Waddani oo Maanta ka hadlayay Casuumad Sharaf uu Xisbiga Ucid u Sameeyay ayaa ka hadlay Xaq daro uu ka tirsanayo Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro.

Read More

Somaliland oo digniin u dirtay Ergada Dooranaysa Xildhibaanada Gobolada Waqooyi ku matalaya Baarlamanka Soomaliya DHAGAYSO

Hargaysa 06. December 2016 (SDN/QJ):- Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay ka hadleen doorashada ka socota Magaalada Muqdisho ee lagu dooranayo xubnaha maamulkaasi ku matalaya doorashada Soomaaliya. Wasiiru dowlaha amniga ee Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Max’ed Muuse Diiriye,ayaa sheegay in Siyaasiyiinta Muqdisho ku sugan ee doorashada Soomaaliya ka qeybgalaya aysan iyaga matalin sidaa darteedna ay yihiin…

Read More

Doorashada Xidlhibaanada Somaliland u Matalaya Aqalka Hoose ee Baarlamanka Somalia oo Maanta la Doortay & Xubnaha ilaa Hada la Doortay DHAGAYSO

Muqdisho 06. December 2016 (SDN/QJ):- Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka bilaabatay doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee xubnaha baarlamaanka Soomaaliya u matalaya gobollada Waqooyi. Xubno ay ka mid yihiin ra’iisul wasaare ku xigeenka Maxamed Cumar Carte iyo Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibedda Cabdraxmana Ducaale Beyle ayaa ka mid ahaa musharrixiinta maanta la doortay. Max’ed Cumar…

Read More

Guddoomiyaha KULMIYE oo la kulmay La-taliyaha Isuwidda hay’adaha UN-ta & Qodobada ay ka Wada Hadleen SAWIRO

Hargaysa 06. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Midnimada iyo Horumarinta Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Mudane, Muuse Biixi Cabdi waxa uu xafiiskiisa ku qaabilay La-taliyaha Isu-duwidda Hay’adaha Qaramada Midoobay ee Xafiiska Isu-duwaha UN-ta u qaabilsan Somaliland Mr. Gavin Roy maanta. Kulankan oo Guddoomiyaha KULMIYE Mudane, Muuse Biixi ay ku wehelinayeen…

Read More

”Uma Jeedo in aniga Wax la ii Magacaabo,Laakiin Masiirkii Reerka ayaad Moodaa in Xukuumada Gebi ahaanba laga Tirtiray” Siyaasi Tiinbaro DAAWO

Hargaysa 06. December 2016 (SDN/QJ):-Siyaasiga  Axmed Maxamed Caalin (Tiimbaro) oo dhawaan Madaxweyne Siilaanyo uga cudur daartay xilka badhasaabka gobalka Maroodi-jeex oo loo magacaabay, ayaa sheegay in sababta uu xilkaas u qaadan waayay tahay qawad ay beeshiisa gobalka Hawd ka muujisay xilkaas. Mr. Tiimbaro, oo ah siyaasi olole badan, oo shalay saxaafadda la hadlay ayaa wuxuu…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Caddaalada Afarta Wasiir ee uu Adeerka u Yahay

Hargaysa 06. December 2016 (SDN/QJ):-Muddo ku siman 7 sannadood oo uu Madaxweyne Siilaanyo xilka hayay, wuxuu toddobaadkan sameeyay isku shaandhayn, magacaabis iyo xil ka qaadistii u dambaysay. Madaxweyne Siilaanyo, digreetadiisan u dambaysay oo saamaysay in ka badan lixdan masuul, waxa ay saamaysay dhammaan beelaha Somaliland ee ku bahoobay qaranimada Somaliland, marka laga reebo beesha uu…

Read More

”Madaxweynihii oo Talada laga Maroorsaday Meesha Way ka Muuqataa,Madaxtooyadiina Qas ayaa ka Jira” Prof Buubaa

Hargaysa 06. December 2016 (SDN/QJ):-Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hure (Buubaa), oo ka tirsan xisbiga Waddani, ayaa tilmaamay in Madaxweyne Siilaanyo taladii laga maroorsaday oo ay madaxtooyadii qasantahay. Prof. Buubaa, oo shalay saxaafadu wax ka weydiisay sida uu u arko isku shaandhayntii u dambaysay ee madaxweynuhu sameeyay ayaa yidhi  “Walahi isku shaandheyn maan arkayn ee waxaan arkaayey…

Read More

Xisbiga WADDANI Oo Ka HaddlayIsku Shaandhayntii Madaxweyne Siilaanyo Ku Sameeyey Xukuumaddiisa Iyo Arimo Kale DAAWO

Hargaysa 06. December 2016 (SDN/QJ):- Xogahayaha guud ee Xisbiga Mucaarad ah ee WADDANI Maxamed C/laahi ayaa ka haddlay isku shaadhaynta uu xukuumaddiisa ku someeyey, waxaanu sheegay in uu Madaxweyne Siilaanyo ballan-qaadiisii uu hore u sheegay uu beeneebay,kaas oo ahaa in uu Xukuumadda tirro yar dhisi-doono. “Madaxwayne balanqaadkii aad umaddan u balan qaaday inaad dhisi doonto…

Read More

Taliska Booliska Oo Ka Haddlay Xadhiga Ugaaska Iyo Siyaasi Muniir + Wariye Cali Mahdi

Hargaysa 06. December 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenku guud ee ciidanka booliska Somaliland Faysal Xiis Jaamac ayaa ka haddlay xadhiga ugaas C/raxmaan Diiriye , Siyaasi Muniir Axmed Cigaal oo ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI iyo wariye Cali Jibriil Xasan,kuwaas oo ku xidhan xabsiyad magaalada Haregeysa. Afhayeenka ciidanka booliska Faysal Xiis oo  la haddlayey Tv-ga afka…

Read More

“Wasiirkii Hore Ee Ciyaaruhu Kamuu Dhabaynin Hamilooyinkii Wasaaraddu Lahayd, Waanu Ku Haftay Xilkii Ballaadhnaa” Xasan Waraabe Cadde

Hargaysa 06. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyihii hore ee Olambiga Somaliland, Xasan Waraabe-cadde ayaa soo dhoweeyey isku-shaandhayntii uu madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ku sameeyey xukuumaddiisa, gaar ahaan wasaaradda ciyaaraha oo uu sheegay in ay u baahnayd shakhsi hanan kara himada dhallinyarada. Xasan waraabe cadde oo ah khabiir ciyaaraha kala duwan ku-xeel dheer oo khadka telefoonka kula…

Read More

Markab Dagaal oo Magaalada Berbera Yimid, Dhoola-tus ay Wada Sameeyeen Ciidanka Xeebaha S.land Iyo Kuwa Midowga Yurub & Dulucda Kulan Dhex Maray Saraakiisha Midowga Yurub Iyo Madax Sare oo Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland DAAWO

Berbera 05. December 2016 (SDN/QJ):-Markab Dagaal oo ay Saaran Yihiin Ciidamada Midowga Yurub ayaa ku soo Xidhay Dekeda Magaalada Berbera Waxayna Kulamo wada qaateen Wasiiro ka Tirsan Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland.

Read More

Ma La Odhan karaa Hadalkan Dartiibaa Xilka Looga Qaaday Wasiirka Biyaha? DAAWO

Hargaysa 05. December 2016 (SDN/QJ):-Wasiirkii Khayraadka Biyaha Somaliland Baashe Cali Jaamac ayaa Todobaadkii Tegay Wuxuu Luuqad adag kula hadlay Mas’uuliyiinta ku qadhaabsada Shaadhka Madaxweyne Siilaanyo ee la Haybta ah,Isagoo Dhanka Kale Biniixiyey Waxyaabo Hoos u dhigaya Maqaamka iyo Kala Saraynta Milgaha Dawladnimo. Hadalkaas ayaa dad badani aaminsan yihiin inuu Sabab u ahaa in Xilka laga…

Read More

Qiso Cusub: Faysal Cali Waraabe Oo Ka Warramay Socdaal Uu Siyaad Barre Ku Wehelinayey Oo Ay Ku Yimaaddeen Hargeysa Oo Ciidamo Go’doomiyeen Iyo Ujeeddadooda

Hargaysa 05. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe, ahna Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbigaasi, ayaa ka warramay Taariikhda soo jireenka ah ee Somaliland, dedaallo uu ka geystay Heshiis la doonayey in la dhex dhigo Dawladdii Siyaad Barre iyo Shacabka Somaliland ee xilligii Dawladda Siyaad dhibaatada ku haysay. Faysal Cali Waraabe…

Read More