Baadhis Caafimaad Oo Daah Furtay Sababta Raggu U Cayilaan Marka Ay Guursadaan, Gaar Ahaan Xaydha Caloosha

Hargaysa 29. November 2016 (SDN/QJ):-Qormadan caafimaadka ee maanta waxa aan ku eegi doonaa cayilka caloosha ee raggu isku arkaan khaasatan guurka ka dib. Buurnimada/Cayilka wuu sadax jibaarmaa guurka kadib, ragga iyo dumarkaba way cayilaan, laakiin qaabka ay u cayilaan ayaa kala duwan, ragga qaar waxay badanaa ka cayilaan caloosha, dumarkuna bowdyaha iyo naasaha ama qaarka…

Read More

“Xabsiga Anigaa is Geynaya Haddii la igu Helo Lacagta uu sheegay Wasiirku” Xirsi Cali X.Xasan DAAWO

Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):-Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan oo shir jaraa’id maanta ku qabtay magaalada Hargeysa waxaa uu ka jawaabay Eedeymo uga yimid Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland. Xirsi Cali Xaaji Xasan,  Waxaa uu sidoo kale ka hadlay warar sheegaya in uu kullamo la yeeshay Musharaxa ka mida siyaasiyiinta Soomaaliya. https://www.youtube.com/watch?v=YqQ5uoK-1Wo

Read More

Madaxweynaha Somaliland Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Caasimada Hargeysa Ee Somaliland Ka Dib Markii Ay Ka Soo Laabteen Safarkii Tabantaabo Oo Maalintisii Tobnaad & Warbixinta Afhayeenka Madaxtooyada DAAWO

Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha JSL iyo weftigiisii mudada ku maqnaa socdaalkii dheeraa ee u kuurgalka abaaraha ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasimada Somaliland ee Hargaysa Socdaalka madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo qaatay muddo 10 maalmood ah ayaa waxa uu saameeyey gobolada kaa ah Maroodijeex, Saaxil, Togdheer, Daadmadheedh, Buuhoodle, Saraar, Sool,…

Read More

“Anigu Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Ayaan Xilka Ku Wareejiyey, Ee Cali-Marreexaan Xil Kumaan Wareejin..” Hogaamiye Xirsi Cali X.Xasan

Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):- Intii Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftiga uu hogaaminayo ay ku guda-jireen Socdaal ay toddoba maalmood oo xidhiidh ah ku marayeen deegaannada Abaarta ba’ani saamaysay ee gobollada Bariga Somaliland, ayaa u kuurgalka xaqiiqada iyo gurmadka Abaarta ka sokow waxa ku ladhnaa hummaagyo badan oo bixinayey fasiraado kala duwan iyo badheedhayaal ka turjumayey…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Beesha Axmed Faarax ee Bariga Burco Kulan Nuxurkiisu Yahay Taageerida Murashaxa Kulmiye la Yeeshay & Weedhihii laga Jeediyey DAAWO

Burco 28. November 2016 (SDN/QJ):- Ka Hor intii aanay Weftiga Madaxweynuhu ka soo Ambo bixin Magaalada Burco Waxa uu Kulan balaadhan Kula Yeeshay aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Burco Mid ka Mid ah Beelaha Gobolka Togdheer oo Sheegay inay Taageersan Yihiin Murashixiinta Xisbiga Kulmiye.

Read More

Madaxweyne Gaas oo Shaaciyey inay Hakin doonaan Doorashooyinka Punt land ka Socda Fariin adagna u diray Gudoomiye Jawaari oo Dabada ka riixaya Qoondada Somaliland ee Aqalka Sare

Garowe 28. November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land Dr Cabdiweli Maxamed Cali {Gaas} ayaa ku Hanjabay in Maamulkiisu uu Gebi ahaanba Joojin doono doorashooyinka dadban ee Ka Socda Deegaanada Punt land hadii aan la Joojin Sida uu Xusay Qoraalo Sharci daro ah oo uu qaybiyey Gudoomiyaha Golaha Shacabka amase Baarlamanka Dawlada…

Read More

Garabka uu Hogaamiyo Jamaal Cali Xuseen oo Sheegay inay Hakiyeen Wada hadalkii ay la Lahaayeen Xisbiga Kulmiye & Doorka Wada Xaajood ee Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):- Garabka uu Hogaamiyo aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen oo dhawrkii Cisho ee u danbeeyay Wada hadal la lahaa Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani ayaa Markii u Horaysay Sheegay inay Joojiyeen amase hakiyeen wada hadalkii ay la lahaayeen Xisbiga Kulmiye Iyagoo intaas ku daray in wada xaajoodkoodu uu si Caadi ah ula…

Read More

Xukuumadda Oo Shaacisay Tirada Kiisaska Kufsiga Ah Ee Sannadkan Ka Dhacay Somaliland & Hargaysa oo Noqotay Hoyga ugu Badan ee Kufsi ka dhaco DAAWO

Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland, ayaa Shaacisay Tirada Kufsiyada Sannadkan dhammaanaya ka dhacay Dalka. Xukuumadda, ayaa sheegtay in aan sii eegan karin Tacadiyada Dumarka ka dhanka ah ee ka dhaca Dalka, maaddaama sheegtay Sannadkan oo keliya ay Dalka ka dhaceen 207 Kufsi, kuwaasi oo badankoodu ka dhacay Caasimadda Hargeysa. Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha…

Read More

Gabadh Xukuumadda Katirsan Oo Erayo Milgaha Iyo Anshaxa Suuban Baalmarsan Bulshada Farriin Uga Dhigtay Iyo Saamaynta Ay Yeelan Karto DAAWO

Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):- Agaasimaha hay’adda Xuquuqal-insaanka qaranka Marwo Farxiya Xuseen Jaahuur, ayaa si anshaxa suubban ka baxsan bulshada ugu gudbisay farriin ay doonaysay inay ku fududayso helitaanka raadadka dadka geysta kufsiyada oo inta badan muran badani ka dhasho. Marwo Farxiya oo ka hadlaysay furintaanka xuska 15-ka cisho eek a dhanka ah tacaddiga haweenka,…

Read More

Magacyada Ergada Maamulka Khaatumo Uga Qayb-Gelaya Wada-Hadallada Somaliland Iyo Cali Khaliif Oo Ka Maqan

Buuhoodle 28. November 2016 (SDN/QJ):- Maamulka khaatumo ayaa Shaaciyey Xubnaha Haatan uga Qayb Galaya Wajiga Labaad ee Wadahalka uu maamulkaasi la yeelanayo Somaliland, Waxana Magaalada Buuhoodle Ka soconaya Kulamadii ugu Danyeeye ee Madaxwayne Galaydh xubnaha maamulkiisa. Xubnaha uu magacaabay Cali Khaliif ayey tiradoodu dhantahay ilaa 8-eed xubnood, waxana la sheegayaa inuu hoggaamin doono Aqoonyahan Cali…

Read More

Somaliland Oo Itoobiya Ku Wareejisay 8 Askarta Liyuu Booliiska Kililka Shannaad Ah Oo Lagu Qabtay Gudaha Somaliland

Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):- Taliska Booliiska Somaliland, ayaa Dawladda Itoobiya ku wareejiyey 8 Askari oo Ciidammada Liyuu Booliiska Kililka Shannaad ah iyo Gaadhi ay wateen oo Ciidanka Booliisku Gacanta ku dhigay Jimcihii, ka dib markii ay si khalad ah u soo galeen Gudaha Somaliland. Taliye ku-xigeenka Booliiska Somaliland Cabdiraxmaan Liibaan Axmed (Fooxle), ayaa sheegay…

Read More

Wasiirkii Hore ee Hawlaha Guud oo Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Ku Canaantay ka Aamusida Dhawaqii Hore uga soo Yeedhay General Galaal

Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud Cabdirisaaq Khaliif Axmed, oo ka mid ahaa Masuuliyiintii iska casilay xilka Wasiirnimo haddana ka mid ah masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa dhaliilo u soo jeediyey Xukuumadda, waxaanu sheegay inay ceeb iyo ayaan daro u tahay Xukuumadda inay ka aamusnaato General Galaal oo dalka ku…

Read More

Warbixin Iftiimisay Qaabka Loola Dhaqmo Shaqaalaha Soomaalida ee Dugsiga Kuwait Bariga Hargeysa

Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):- Warbixin ay Diyaarisay Warbaahinta Dalsoor ayaa lagu Sheegay in dugsiga Kuwait Charity ee Bariga Magaalada Hargeysa shaqaalaha Soomaalidu kala kulmaan Gumeysi. Qaarka mida shaqaalaha Dugsigaasi oo lagu wareystay warbixintan ayaa sheegay inay kala kulmeen maamulka Sare ee dugsigaas cadaadis dhinac Shaqada, kuwaasi oo lagu cadaadinayo Jinsiyada ay yihiin sida ay…

Read More

Agabkii Lagu Daabacayey Kaadhadhka Cod-Bixiyayaasha Oo Hargeysa Kasoo Degay

Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):- Waxa magaalada Hargeysa kasoo degay agabkii Agabkii kaadhadhka lagu daabacayey oo laga keenay waddanka faransiiska, ayaa dalka la keenay, waxana si rasmi ah loogu wareejiyey Komishanka doorashooyinka qaranka.   Agabkan oo laga keenay waddanka Faransiiska, ayaa ah mid loogu talo galay in lagu daabaco kaadhadhka cod-bixiyayaasha oo ay weli waraaq…

Read More