MUQDISHO: Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka Somalia oo ay ka Cabanayaan Beelo Dega Somaliland
Muqdisho 15. November 2016 (SDN/QJ):-Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka Beesha Akisho oo ka mid ah Beelaha marka Soomaaliya la joogo la isku yidhaahdo DIR-KA WAQOOYI, ayaa cabasho ka muujiyey Masuuliyiinta reer Somaliland ee Xilalka ka haya Soomaaliya, kuwaasi oo ay ku eedeeyeen inay duudsiyayaan waxay ku sheegeen Xaqii ay ku lahaayeen Saami-qaybsiga Beelaha Dir ka…
