Soomaaliya: AMISOM oo Cadaado ku Toogtay Ninka ka mida Ergada Dooranaya Xildhibaanada Aqalka Hoose
Cadaado 16, Noofamber, 2016-(SDN/QJ):-Ciidamada AMISOM ee Ilaalada ka ah Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Cadaado ayaa maanta toogtay nin ka mid ahaa Ergada wax dooraneysay eek u sugnaa Shirka ka socda magaladaas. Toogashadan ayaa dhacday xilli ay doorasho ka socotay gudaha Madaxtooyada Galmudug, waxaana markii rasaasta la maqlay lagu kala dareeray goobta. Wariye ku sugan Cadaado…
