Maxkamad Ku Taal Dalka Maraykanka Oo Xukuno Kala Duwan Ku Riday Dhalinyaro Soomaali Ah Oo Lagu Eedeeyay In Ay Qorshaynayeen In Ay Ku Biiraan Daacish
Minneapolis 16. November 2016 (SDN/QJ):- Maxkamad ku taalla magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka ayaa xukuno kala duwan waxa ay ku riday dhalinyaro Somaaliyeed oo kunool dalkaasi, kuwaa oo lagu eedeeyay in ay qorsheenayeen in ay ku biiraan Kooxda Daacish. Cabdullaahi Yuusuf oo kamid ahaa dhalinyarada xukunka lagu riday ayaa lagu helay in uu u…
