“Cali-khaliif waxan u arkaa inuu Oday weyn yahay, wax uu hadda isagu wataana ma jirto, laakiin waxa uun meesha ka baxaya khilaafkii Somaliland iyo dadka deegaankiisa kasoo jeeda ‘’ Mudane Saleeban Yuusuf Cali Koore
Hargaysa 14. November 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Saleeban Yuusuf Cali-koore oo katirsan mudanayaasha gobollada bariga Somaliland kaga jira aqalka golaha wakiillada, ayaa ka hadlay saamaynta uu yeelan karo hoggaamiyaha kooxda Khaatumo Prof. Cali Khaliif oo muddooyinkan xukuumaddu dedaal ay kusoo xero gelinayso ku hawllan tahay. Xildhibaan Koore, ayaa hoos u dhigay saamaynta heshiis kasta oo…
