Xisbiga Kulmiye oo Joojiyey Dhamaanba Xafladihii Xisbigaasi Qabsanayay Xaalada Abaareed ee Dalka ka Taagan

Hargeysa 11.November 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga Kulmiye ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku shaaciyey in dhamaan la joojiyey xafladihii iyo munaasabadihii waaweynaa ee Xisbiga, xaalada abaareed ee ka jirta gobolada dalka qaarkood. War saxaafadeed ka soo baxay xarunta guud ee Xisbiga Kulmiye ee mgaaalada hargaysa uuna ku saxiixan yahay Afhayeenka xisbigaasi Xasan Maxamed Cali…

Read More

‘’Jamaal Xaqa Ugu Hiiliya Meel,Meel uu Ku Ciil Baxo Ugu Hiiliya,Arinta Dhacday Ilaahaybaa Reer Somaliland Ku Eegaya’’ Aadan Dhoola Yare

Hargaysa 11.November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Cadaalada Somaliland Aadan Axmed Cilmi (Dhoola-yare) oo ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI ayaa ku baaqay in Jamaal Cali Xuseen Cadaalada loogu hiiliyo. Aadan-Dhoola-yare waxa uu sidaa ku sheegay qoraal koobaan oo uu ku saxeexan-yahay, waxaanu u dhignaa sidan:   “Waan idin salaamay inta samaha jecel.Reer Somalinad waxaan…

Read More

Xidhiidhka Somalia iyo Mareykanka Wejiga uu Yeelanayo Kadib Guushii Madaxweynaha la doortay Donald Trump!! DHAGAYSO

London 11.November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Cabdisalaam Hadliye Cumar ayaa sheegay inuu rajaynayo inaan waxba iska beddelin xiririka Soomaaliya iyo Maraykanka kadib doorashadii Madaxweynaha La-doortya Donald Trump. Wasiirka ayaa waraysi uu siiyey idaacadda VOA ku sheegay inaanay dadka Soomaalida ah ee ku nool Maraykanka ah aysan cabsi gelin marka la eego doorashada…

Read More

Xukuumada Somaliland & Hay’ada UNCHR oo ka Wada arrinsanaya Sidii Xero Qaxoontiga Yemen ka Yimid

Hargeysa 11.November 2016 (SDN/QJ):-Labadii maalmood ee u danbeeyay waxa Somaliland soo gaadhay  qoxoonti tiradoodu gaadhayso 377 qof oo  ka soo qaxay dalka Yeman, kuwaasi oo  ay ku jireen   dad dhalasho ahaan ka soo kala jeedda  waddamada   Soomaaliya  iyo Itoobiya. Isniintii todobaadkan  waxa  dekadda Berbera ku soo xidhay  Markab siday  127  qoxoonti ka yimid dalka Yeman,…

Read More

Hillary Clinton oo markii ay Naxdin Goysay Si Cajiib ah uga Hadashay Doorashadii uu Kaga Guulaystay Madaxweynaha 45 ee Dalka Maraykanka Donald J. Trump SAWIRO

New York 11.November 2016 (SDN/QJ):- Musharraxa xisbiga dimoqraadiga ee looga guuleystay madaxtinimada Maraykanka Hillary Clinton ayaa sheegtay in madaxweynaha la doortay ee Maraykanka, Donald Trump, la siiyo fursad uu dalka ku hoggaamiyo. Hillary Clinton oo fagaare soo istaagtay tan iyo markii ay qiratay in doorashada lagaga adkaaday ayaa waxay sheegtay inay rajeynayso in Mr Trump…

Read More

Magaalooyin Badan oo Ka Tirsan Dalka Maraykanka oo ay ka dhaceen Mudaharaadyo Lagu Diidan Yahay Madaxweynaha la doortay Donald Trump DAAWO

Washington 11.November 2016 (SDN/QJ):- Dibad baxyo Balaadhan ayaa Ka qabsoomay Magaalooyinka waawayn ee Dalka Maraykanka iyadoo dadwaynuhu kasoo Horjeedaan Madaxtinimada uu ku Guulaystay Mr Donald Trump, Isla Shalay Galab Gaadhay Caasimada Maraykanka ee Washington. Dibad baxayaasha oo sita boodhadh ayaa Ku Canbaareeyay Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka inuu yahay cunsuri, Waxayna Kumanaan Dibad baxayaal ahi…

Read More

Madaxweynenimada Donald Trump: Yay tahay in uu ka Baqo? & Warbixintii Ugu Dheerayd ee Dhinacyo Badan ka eegtay Hawlgalada Trump AKHIR

New York 11.November 2016 (SDN/QJ):- Dadka Mareykanka waxa ay musharraxa xisbiga Jamhuuriga Donald Trump u doorteen in uu noqdo madaxweynaha 45-aad ee Mareykanka. Natiijadii doorashada ee guushu ku raacday Trump ayaa ka farxisay dad badan sidoo kalena ka nixisay malaayiin qof oo kale. Marka, su’aasha taagan ayaa ah: Yaa wax ku waayaya yaase ka faa’iidaya…

Read More

Xaqiiqooyin Ku Lammaan Shakhsiyadda Dhabta Ah Ee Donald Trump: Noloshiisii Hore, Hantidiisa, Muxuu Ka Aaminsan Yahay Muslimiinta Iyo Gaar Ahaan Soomaalida

San Bernardino 11.November 2016 (SDN/QJ):- Donald John Trump oo ah maal-qabeenka reer Maraykan ee shalay ku guulaystay talada waddanka adduunka ugu tunka weyn ee Maraykan waxa lagu tilmaamaa shakhsiyad layaab badan oo in badan laga faalloodo. Maal-qabeenkan mawaaqiftiisa iyo siyaasadihiisu layaabka badan ku rideen caalamka ayaan isku dayi doonaa in aan akhristayaasheena sharafta mudan la…

Read More

Guud ahaan Imaamyada Masaajidada Somaliland oo Lagu amray in Khudbadaha Salaada Jimce ay Noqoto Taakulaynta abaaraha & Alle bari Roob doon ah DAAWO

Hargaysa 11.November 2016 (SDN/QJ):- Wasaaradda Diinta iyo awqaafta JSL ayaa fartay dhamaan masaajidada dalka in salaadda jimcaha ee Maanta khudbadaha lagaga dhigo ka qayb qaadashada taakulada abaaraha, lagana akhriyo ducada qunuutka oo ilaahay lagaga baryayo inuu raxmada inoo shubo.

Read More

“Waxa Halkan (Madaxtooyada) Maanta ay Ganacsatadu Kaga Dhawaaqeen Lacag Malyuun iyo Shan iyo Sodon kun oo Doolar ah (1,035,000$) oo deeq ah.” Wasiirka Madaxtooyada SAWIRO

Hargaysa 10. November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jsl Oo Qasriga Madaxtooyada Maanta Kulan Kula Qaatay Shirkadaha Iyo Shaqsiyaadka Ganacsatada Waaweyn Ee Dalka Ka Mid Ah Ayaa Waxaa Lagaga Dhawaaqay Taageero Dhaqaale Oo Gaadhaysa Hal Milyan Iyo Shan Boqol Oo Kun Oo Dolarka Maraykanka Ah Oo Ganacsatadu Kaga Qayb Qaadanayso Gurmadka Abaaraha Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi,…

Read More

‘’Mooshin ka Dhan ah Xukuumada oo Lagu Badbaadinayo Dimuquraadiyada iyo Doorashooyinka ayaa Sabtida loo Gudbin doonaa Golaha Wakiilada’’ Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble DAAWO

Hargaysa 10. November 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan mudanayaasha golaha wakiiladda Somaliland ayaa khilaafka xisbiga UCID,dusha ka saarey xukuumadda haatan ee KULMIYE. https://www.youtube.com/watch?v=8ReTBg0TCAQ

Read More

Xildhibaan Qabile oo Si Qaawan ula Hadlay Gudoomiye Faysal,Muuse Biixi,Maxamed Kaahin,Maxkamada Sare iyo Gudida Diiwaangelinta DAAWO

Hargaysa 10. November 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka tirsan xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland Isla markaana ahaa Mudanaha Keliya ee Xisbiga Ucid kaga Jira Golaha Wakiilada ayaa Luuqad adag Kula hadlay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Mar 3aad loo Caleemo saaray Murashaxa Madaxweyne ee Xisbigaas,Waxaa kale oo Xildhibaan Qabile eedaymo kala duwan u soo…

Read More

‘’Aniga oo ah Madaxweynihii qarankan, waxaan ka soo horjeedaa in la cabudhiyo Saxaafadda Madaxa-banaan, Waxaan farayaa Hay’adaha Amniga iyo Maamullada Gobollada Dalka, inay ixtiraamaan….’’ Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

Hargaysa 10. November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa ka qayb galay Shirweyne Caalami ah oo lagaga hadlayay Horumarinta Saxaafada Somaliland Waxaanu Halkaas ka Soo Jeediyey Khudbad Dhinacyo badan leh Isagoo Sheegay in Madaxweyne ahaan uu ka soo Hor jeedo Tacadi lagu sameeyo Warbaahinta Madaxa Bannaan,Waxaa Kale oo Madaxweynuhu Ku Amray…

Read More

Dareenka Shacabka,Khilaafaadka Siyaasada Iyo Xalin la’aantooda DAAWO

Hargaysa 10. November 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Marba Marka Xigta Somaliland ku soo Kordhaya Khilaafaad dhinaca Siyaasada ah Kuwaas oo Marba Xal Kooban oo Xumad Jebin ah laga Gaadho. Hasa Yeeshee Si rasmi ah looma daweeyo Halka Eelka iyo Xannuunku ka Yimid Balse Waxaa la dhayaa Nabar boogihiisu Muuqdaan. https://www.youtube.com/watch?v=8i0wE2_1y7M

Read More

‘’’Ina Uurcade anigaa ka dhigay Maayar Ku Xigeenka Waxaan ka soo Kaxeeyay Gaadhi Bas ah oo uu Waday,C.raxmaan Cirro-na Meel Caruurta Yar Yar lagu Hayo ayaan ka soo Kaxeeyay’’ Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 10. November 2016 (SDN/QJ):- Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Ucid ayaa u doortay Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Halka Sidoo kalena lagu doortay Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid iyo Xogahaya Golaha Dhexe. ‘’’Ina Uurcade anigaa ka dhigay Maayar Ku Xigeenka Waxaan ka soo Kaxeeyay oo uu Walaalayaal Waday…

Read More

Gudida Diiwaangelinta iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka oo Taageeray Sharciyada Shirkii Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Hargaysa ku qabtay & Maxsuulka War ay Hore u Sheegeen DAAWO

Hargaysa 10. November 2016 (SDN/QJ):- Guddida diwaan gelinta ururada iyo ansixinta asxaabta qaranka Ayaa daboolka ka qaaday inuu sharciga iyo go’aamadii maxkamada sare ka soo baxay waafaqsan yahay shirka aan caadiga ahayn ee uu magaalada hargeysa ku qabtay Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal cali waraabe. https://www.youtube.com/watch?v=W-DRM0LNRaM

Read More

‘’Doorashada Maraykanka Waxaa laga Baran Karaa Ama Waddani ha ahaato Amase Kulmiye in Cid kasta oo Is Macaashsiisa ay Go’aanka Shacabka Ku Qanacdo’’ Gudoomiye Cirro DHAGAYSO

Hargaysa 10. November 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ugu weyn Somaliland ee Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “ Cirro” oo VOA uga waramay Doorashada dalka maraykanka ayaa sheegay inay Somaliland ay ka baran karto in cid kasta oo marka hore is macaashsiisaa in go’aanka shacbigu uu leeyahay go’aanka shacbigana lagu qanco.

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Siilaanyo oo ka Hadlay Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Maraykanka DHAGAYSO

Hargaysa 10. November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa soo dhaweeyay Isla Markaana Hambalyo u diray Madaxweynaha 45aad ee Dalka Maraykanka Donald Trump ,sidoo kalena ka rajeeyey xidhiidhka maraykanka iyo Somaliland inuu noqdo mid horseedi doona aqoonsi buuxa oo ay Somalland hesho.    

Read More