Mahadhooyinka Xisbiga Ucid: Garabkii Jamaal Cali Xuseen oo Jid Laami ah Dhexdiisa Shir Ku qabsaday Iyo Gudoomiye ay doorteen DAAWO

‘’Guddoomiyaha xisbiga UCID, Waaniga. Aniga Iyo Faysal Cali Waraabe, Aanu isugu nimaadno Xafiiska. Kaayo Xoog Roon Ayaa U Hadhidoona .” Hargaysa 09. November 2016 (SDN/QJ):-Kadib Markii loo diiday inay Shir ay ku barbaraynayaan Gudoomiye Faysal ay ku qabsan kari waayeen huteelada hargaysa oo diiday dalabkooda amar ay ka haystaan Xukuumada ayaa Waxay Shirkoodii ku qabteen…

Read More

Donald Trump oo Noqday Madaxweynihii 45aad ee Dalka Maraykanka & Arrimaha Mucjisooyinka ah ee Ku Lamaanaa Doorashada Maraykanka!!!

Washington  09. November 2016 (SDN/QJ):-Donald Trump ayaa loo doortay in uu noqdo madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka kadib guul aan marnaba laa saadaalin oo uu ka gaadhay doorashooyinkii Shalay ka dhacay Dalka Maraykanka,sidaasi waxaa qortay wakaaladda wararka ee AP iyo warbaahinaha kale ee Maraykanka. Trump oo ah musharaxa xisbiga Jamhuuriga ayaa ka adkaaday musharaxa xisbiga…

Read More

Shir Siyaasadeed Madal Isugu Keenay Muxaafid Iyo Mucaaridba Siyaasiyiinta Beesha Habar Carfaan Oo Lagu Naaqishay Aayaha Siyaasadeed Ee Beesha Kadib Xaaladdii Axmed Muumin Seed, Xodxodashada KULMIYE Iyo Rajada WADDANI

Boorama 09. November 2016  (SDN/QJ):-Kulan Siyaasadeed Albaabadu u xidhnaa oo labadii maalmood ee ugu dambeeyey Magaalada Boorama uga socday Masuuliyiinta xukuumadd kaga jirta, Siyaasiyiinta, Odayaasha, Aqoonyahanka, Dhallinyarada iyo haweenka beesha Habar Carfaan/Samaroon ee degta Gobolka Awdal ayaa shalay Suldaanka Guud ee Beeshaasi soo gabagabeeyey iyada oo gunaanadkii shirkaasi laga soo saaray qodobo dhawr ah iyo…

Read More

Dhawr Wasiir oo Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ka Tirsan oo Cisbitaalka Guud Ku Booqday Dadkii ku dhaawacmay Garoonka Kubada Cagta Hargaysa & Guubaabo ay Bulshada u Jeediyeen DAAWO

Hargaysa 09. November 2016 (SDN/QJ):- Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiirada ayaa Ku Booqday Cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargaysa Dhallinyaro iyo qaar ka mid ah Ciidamada Booliska oo dhaawacyo ka soo Gaadheen Ciyaartii dhex martay Xulalka Gobolada Hawd iyo Daad Madheedh.

Read More

Wasiirka Ciyaaraha Somaliland & Saraakiisha Wasaaradiisa oo Ka Hadlay Aragtida ay ka Qaateen Rabshadihii ka dhacay Garoonka Hargaysa Studium DAAWO

Hargaysa 09. November 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Dhallinyarada Ciyaaraha iyo Madaxda Kale ee Wasaaradaasi ayaa ka hadlay Dhacdadii ka dhacday Garoonka Kubada Cagta ee Hargaysa Studium ee Gacan ka hadalka gaadhay. Wasiirka Ciyaaraha ayaa Muujiyey Sida uu uga Xun yahay Falkaas ka dhacay Garoonka Waxaanu ugu baaqay dhamaanba bah’da Ciyaaruhu inay ka taxadiraan falalka ka dhanka ah…

Read More

Xisbiga Kulmiye oo Hargaysa Ku Qabtay Kulan Lagu Sheegay in Beesha Bariga Hargaysa ay Taageersan Yihiin Murashixiinta Kulmiye,Qiirada Wasiir Caddaani & Awaalo Waranka Wasiirka Deegaanka DAAWO

Hargaysa 09. November 2016 (SDN/QJ):-Bulsho weynta degta Bariga Magaalada Hargaysa,Degmooyinka Caddaadley iyo Sabo wanaag ayaa Munaasibad ay Ku qabteen Magaalada Hargaysa Waxay ku Muujiyeen Taageerada ay u hayaan Xukuumadda iyo Xisbiga Kulmiye.

Read More

Xuska Dharaarta Saxaafada Somaliland 9 November & Shir Maanta la Soo Gabo Gabayn doono oo Magaalada Hargaysa Uga Socday Suxufiyiinta Somaliland DAAWO

Hargaysa 09. November 2016 (SDN/QJ):-Shir laba maalmood Soconaya ayaa magaalada Hargeysa uga Furmay Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA iyo Haayada Caalami ah. Shirka waxaa lagaga hadli doonaa dhibaatooyinka Saxaafada Somaliland, tababarka Suxufiyiinta iyo baahiyaha kale ee ay qabto saxaafada Somaliland. Waxaa shirka kasoo qaybgalay masuuliyiin ka socda haayado caalami ah, madaxda ururka SOLJA, Masuuliyiinta wasaarada…

Read More

Shirwaynihii Aan Caadiga Ahayn Ee Xisbiga UCID & Go’aanadii Ka Soo Baxay ee Daaqada Lagaga Saaray Jamaal Cali Xuseen iyo Garabkiisii & Saaka oo Gudoomiye Faysal Mar 3aad Loo Cumaamadayo Murashax Madaxweyne 

Hargaysa 09. November 2016  (SDN/QJ):Shirwaynihii aan caadiga ahayn ee Xisbiga UCID ayaa Shalay ka furmay Magaalada Hargaysa, waxaana ka soo qeyb galay Ergooyin isaga kala yimid Gobolada Dalka, Xubnaha Golaha Dhexe, Hogaanka Xisbiga UCID, Masuuliyiin kale oo ka socday axsaabta iyo marti sharaf kale . Waxaa halkaasi khudbado ka jeediyay Gudoomiyayaasha Lixda Gobol Ee Xisbiga…

Read More

Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada Xisbiga Waddani Oo Xukuumadda Ku Canaantay Wakhtiyada Xeedho Iyo Fandhaal Kala Dhacaan Ee Ay Abaaraha Ka Jawaabto

Hargaysa 09. November 2016  (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga WADDANI Md. Maxamed Siddiiq Dhamme ayaa xukuumadda ku canaantay wakhtiga ay ka jawaabto gurmadka abaaraha soo noqnoqda ee dalkeena ku habsaday isaga oo dhinaca kalena bulshada reer Somaliland ugu baaqay in ay iska kaashadaan gurmad degdeg ah oo lala gaado dadkeena abaaruhu saameeyeen ee…

Read More

Waa Tuma Hillary Clinton Murashaxa Xisbiga Dimuquraadiga ee Maraykanka? Maxaa Lagu Xasuustaa? DHAGAYSO

Washington 09. November 2016  (SDN/QJ):- Dadweynaha Mareykanka ayaa Shalay u dareeraya goobaha codbixinta ayaga oo dooran doona madaxweynaha cusub ee dalka hoggaamin doona afarta sano ee soo socota.   Hillary Clinton oo ka tirsan xisbiga dimoqraadiga iyo Donald Trump oo xisbiga jamhuuriga ah ayaa ku loolamaya doorashadii Shalay dhacday. Haddaba waxaan eegeynaa shaqsiyadda Hillary Clinton?…

Read More

Waa Kuma Murashaxa Xisbiga Jamhuuriga ee Donald Trump? Nooca Shakhsiyadiisu Waa Sidee? DHAGAYSO

Washington 09. November 2016  (SDN/QJ):- Dadweynaha Mareykanka ayaa Shalay u dareeraya goobaha codbixinta ayaga oo dooran doona madaxweynaha cusub ee dalka hoggaamin doona afarta sano ee soo socota. Hillary Clinton oo ka tirsan xisbiga dimoqraadiga iyo Donald Trump oo xisbiga jamhuuriga ah ayaa ku loolamaya doorashadii Shalay dhacday. Haddaba waxaan eegeynaa shaqsiyadda Donald Trump? Waa…

Read More

Mid Ka Mid Ah Jilayaasha Ugu Caansan Aflaamta Hindiga Dadka Soomaaliduna Aad U Yaqaanaan Oo Lagu Xukumay Xabsi Hal Sano Ah

Delhi 09. November 2016  (SDN/QJ):-Jilaaga caanka ah ee lagu magacaabo Aditya Pancholi oo ay dadka Soomaalida ee xiiseeya Aflaamta Hindigu u yaqaannaan Indha-Cadde ayaa waxaa dorraad xukun adag ku riday Maxkamad ku taalla wadanka India ka dib markii lagu helay dacwad lagu soo oogay oo ugu dambayn keentay in ninkaasi muddo 12 Bilood ah liinta…

Read More

Codbixintii Doorashada Maraykanka oo Si Rasmi ah u Bilaabantay,Kala Horaynta Labada Murashax & Halka Lagu Kala Baxayo

Washington 08,Novembar 2016 (SDN/QJ):- Codbixinta doorashada Madaxtinimada dalka maraykanka ayaa si rasmi ah uga bilaabantay guud ahaan Wadanka Maraykanka, iyadoo doorashadani tahay tii ugu tartanka adkayd ee muddo dheer soo marta wadankaasi. Musharaxiinta labada xisbi ee tartanka adagi dhexmarayo Hillary Clinton iyo Donald Trump ayaa codadkoodii ka dhiibtay goobo codbixineed  oo ku yaalla Magaalada Newyork, isagoo…

Read More