Al Shabaab lagu laayay deegaano hoostaga Baay
Baydhabo May 05, 2024 (QJ) – Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo iskaashanaya ayaa howlgal ballaaran oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ka sameeyay deegaanka Sarmaan Dheere ee gobolka Baay. Howlgalka ayaa lagu dilay dhowr qof oo ay ku jiraan kooxaha nabad-diidka iyo dagaalyahano, iyadoo aan si rasmi ah loo xaqiijin karin tiradooda. War…
