Puntland oo ka digtay kalataga Soomaaliya
Garoowe April 11, 2024 (QJ) Madaxweyne ku xigeenka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa sheegay in wax ka bedelka dastuurka ay fududeynayaan in laga gudbo kala fogaanshaha Soomaaliya. Madaxweyne ku xigeenka Ilyaas Lugatoor waxa uu tilmaamay in haddii Soomaalidu ay kala go’do uu Madaxweyne Xasan Sheekh kaligii qaadi doono mas’uuliyadda. Hadalkan kasoo…
