Hadal Qarannimada Somaliland Ku Lid Ah Oo Ka Soo Yeedhay Guddiga Doorashada Soomaaliya
Muqdisho 26.October 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka dadban ee Heer Federaal Cumar Maxamed Cabdulle Dhegey, ayaa Somaliland ugu baaqay iney soo gudbiyaan Liiska Xubnaha uga mid noqonayo Aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Hadalkan ayuu Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya ka sheegay Shir Jiraa’id oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho, waxaanu hoosta ka xariiqay in…
