Rubuc Dhamaadkii Tartanka Gobolada Somaliland oo Galabta ka Bilaabmaya Garoonka Hargaysa Studium iyo Xulalka Fooda Is Daraya

Hargaysa 27.October 2016 (SDN/QJ):- Tartanka koobka kubedda cagta ee gobolada Somaliland ayaa maanta si rasmiya uga bilaabmaya garoonka Hargeysa Steduim ee magaalada Hargeysa. Tartanka ayaa kooxaha loo kala qaybiyey laba guruub,kuwaasi oo kala ah Guruub A iyo Guruub B. Ciyaarta koowaad ayaa lagu furi doonaa maanta insha ALLAAH xulalka gobolada Xaysimo iyo Saaxil. Xulka gobolka…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Qasriga Madaxtooyada Kula Shiray Salaadiin & Wasiiro Beeshiisa ah & Sadex Siyaasi oo aan Ka Qayb galin

Hargaysa 27.October 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa habeen hore kulan shir ah madaxtooyada kula yeeshay salaadiinta iyo wasiirada beeshiisa. Kulanka oo aanay wax war ahi ka soo bixin, balse laga soo dhex tuuray sawiro dhawr ah oo aan weliba madaxtooyada ka soo bixin ee dad shacab ahi baraha bulshadu ku xidhiidho soo geliyeen,…

Read More

Siyaasi Ismaaciil Buubaa oo ka Digay Go’doonka Siyaasadeed ee ka Dhalan kara Doorashada Madaxtooyada oo dib u dhacda

Hargaysa 27.October 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland, isla markaana ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ka digay dib u dhac ku yimaada Doorashada Madaxtooyada, waxaanu sheegay in haddii Doorashadani dib u dhacdo in magacii iyo sumcadii Somaliland beesha Caalamka ku lahayd inuu meesha ka baxayo. Siyaasi…

Read More

Hogaamiye Ku Xigeenka 2aad Ee Garabka Toosinta Iyo Caddaalada Xisbiga Waddani Oo Burburka Waddani Ku Eedeeyey Siyaasiyiintii Xirsi Hormuudka Ee Ku Soo Biirtay Iyo Dacwad U Gudbinayaan Guddida Ururuadda Siyaasadda

Hargaysa 27.October 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku xigeenka 2aad Xisbiga Mucaaridka Waddani ka tirsan Garabka la baxay Toosinta iyo Caddaalada Xisbigaasi Xildhibaan Faarax Maxamuud Cabdule, ayaa markii u horaysay si faahfaahsan uga hadlay dacwad Cabasho ah oo ka dhan ah Murashax Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo hogaamiyayaasha kale ee Xisbiga Waddani inay u gudbinayaan guddida diwaangelinta…

Read More

Wasiir Caddaani oo Ka Gubtay Hadal Sarbeeb ah oo uu Fasiraad u Waayay Kagana Yimid Murashax C.raxmaan Cirro Mar Kalena Ka Hadlay inuu Hogaamiye Xirsi Gacan yare u ahaa DAAWO

Hargaysa, 26 October 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa Jawaab adag ka bixiyey Hadalo ka soo Yeedhay Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro iyo Hogaamiyaha Xisbigaas Mudane Xirsi Cali X.Xasan.

Read More

Prof. Buubaa oo Tir-Tirsiyey Xisbiga Kulmiye, Kana hadlay Guusha Xisbiga Waddani iyo Xujo adag oo uu Hor dhigay Xisbiga Kulmiye DAAWO

Hargaysa, 26 October 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa ayaa Ku Tilmaamay Arrin Taariikhda Somaliland Ugub ku ah in Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo haatan Noqday Murashax Xisbiga Waddani ee Jagada Madaxweynenimo inuu Xilkii Gudoomiye-nimo u dhiibo Mas’uuliyiin kale oo Xisbigiisa ka Tirsan. Ismaaciil Buubbaa, waxa uu sheegay inay tahay wax Somaliland Siyaasaddeeda ku cusub, horumarna…

Read More

“Jagada Gudoomiye ee Kulmiye Waxay Maraysaa Maskii Qoratada Qabsaday ee la Yidhi Haduu Liqana Wuu Dhimanayaa haduu Tufana Wuu Indho Beelayaa’’ Siyaasi Aadan Dhoola Yare DAAWO

Hargaysa, 26 October 2016 (SDN/QJ):- Aadan Dhoola Yare oo Xilal Wasiirnimo ka soo qabtay Xukuumadii Daahir Rayaale Kaahin haatana ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Fariin adag u diray Xisbiga Kulmiye. https://www.youtube.com/watch?v=mKB95vFHgTA

Read More

Halkee Ayey Mareysaa Doorashada Labada Aqal Ee Somaliland Iyo Hirshabeelle? Guddiga Doorashada Oo Ka Jawaabey

Muqdisho 26.October 2016 (SDN/QJ):-Beelaha Soomaaliyeed iyo maamullada dalka ka jira ayaa inta badan soo gudbiyay ergada doorashada ee Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya dooran doonto 2016-ka.   Sida ay Warfidiyeenada u sheegeen guddiga doorashada dadban ee heer federal, beelaha Jubbaland iyo Koofur Galbeed waxaa laga hayaa dhammaan liiska ergada doorasho halka beelaha kalana ay soo gudbiyeen inta…

Read More

“Anigu Ilaa Inta Aan Dhimanaayo Xisbiga Waddani Iyo Cabdiraxmaan Ciro Oo Aan Kursiga Saaro Ayaad Igu Ogaaneysaan “..Suldaan Cado Gude DAAWO

Hargaysa 26.October 2016 (SDN/QJ):-Suldaan Cade Gude oo ka Mid ah Madax dhaqameedka Koonfurta Magaalada Hargaysa ayaa ka Cadeeyay in inta Cimrigiisa ka hadhay uu Taageeri doono Xisbiga Waddani Iyo Murashixiisa Jagada Madaxweyne Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro,Waxaanu Suldaanku hadalkan ka sheegay Xaflad hadhiimo Sharafeed ah oo Beeshiisu ku Sooryaysay Gudoomiyaha Ku Meel gaadhka ah ee…

Read More

“Khasaaraha ka dhashay Weerarkii Al Shabaab ku qaadeen Hotel ku Yaal Magaalada Mandheera ee Dalka Kenya!! DAAWO

Nairobi 26.October 2016 (SDN/QJ):- Waxaa sii kordhaya Qasaaraha dhimasho ee ka dhashay weerar qaraxyo iyo mid toos ah isugu jiray oo Habeen Hore Niskii dhexe dagaalyahano katirsan Xarakada Al-Shabaab ku qaadeen Hotel kuyaala magaalada Mandheera. Taliyaha ciidamada booliska bariga Mandheera Ezekiel Singoe oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in weerarkii habeen hore lagu dilay dad…

Read More

Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Caafimaadka Dr Xuseen Xoog oo Bogaadiyey Gudoomiyaha Cusub ee Xisbiga Waddani C.qaadir Jirde DAAWO

Hargaysa, 26 October 2016 (SDN/QJ):- Xuseen Maxamud Xoog Wasiirkii hore ee Wasaarada Caafimaadka Somaliland ayaa amaan balaadhan u soo Jeediyey Gudoomiyaha Cusub ee Ku Meel gaadhka ah ee Xisbiga Waddani Xildhibaan C.qaadir Xaaji Ismaaciil Jirde. https://www.youtube.com/watch?v=X7-TL6-Ebwc

Read More

Paris:Faransiiska oo Albaabada Isugu Dhufanaya Xerada Muhaajiriinta Calais & Rabshado Halkaas ka Aloosan SAWIRO

Paris 26.October 2016 (SDN/QJ):-Ciidamada Booliska Faransiiska ayaa maalintii Sadexaad ku howlan inay tahriibayaasha ka saaraan xero ku taalla dekadda Calais. Xerada Calais ayaa degaan u ah muhaajiriin sharci daro ah oo doonaya inay u gudbaan dhanka dalka Britain.   In ka badan 1,200 oo askari oo ka tirsan booliska dalka Faransiiska iyo saraakiil kale ayaa…

Read More

Shan Jeer oo uu Gudoomiye Axmed Muumin Seed oo uu Ka Dhex Codeeyay Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani Iyo Codayntii 6aad oo uu Ka Cadhooday DAAWO

Hargaysa, 26 October 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed isla markaana Cadhada kaga Maqan Xisbiga Waddani oo uu ka tirsanayo Caddaalad daro ka Dhalatay Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbigaasi ku dooranayay Murashixiinta Jagooyinka Madaxweyne Iyo Ku Xigeen ayaa ka hor intii aan la gaadhin Ansixinta Murashixiinta Wuxuu u Codeeyay…

Read More

Xildhibaan Siciid Cilimi Rooble Oo Si Adag u Dhaliilay Isbahaysigii Waddani Ku Biiray Kana Digay Mustaqbalka Xisbigaas DAAWO

Hargaysa, 26 October 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Isla markaana ka Tirsan Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Sheegay in Sababtii uu Xisbiga Kulmiye uga baxay ay la xidhiidhay kadib markii la marin habaabiyey Barnaamijka Xisbigaas Kaas oo ay ka danbeeyeen Sida uu Sheegay Xubnaha Isbahaysiga…

Read More

‘’Rag uu Ka Dhexeeyay Geel, Haduu kala Geeyo Damac, Waxaa isu gaysa dane’e, Aloow Garansii Nin Moog’’ Dardaarankii Gaariye iyo Sawirka Maanta Taagan DAAWO

Hargaysa 26.October 2016 (SDN/QJ):- Ilaahay ha u Naxariistee Marxuun Hal abuur Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye ayaa Maansooyinkii u danbeeyay ee ayaamihii Noloshiisa Waxaa ka Mid ah Maansada Gurmad Waxay Sawir dhab ah ka bixinaysaa Ifafaalaha Maanta Somaliland ka Taagan Gaar ahaan Sida ay Fiintu u dhex miranayso Saaxiibo Halgan dheer soo wada galay oo Isku…

Read More

Afhayeenkii Hore ee Madaxtooyada oo si La Yaab leh Isbar bardhig ugu Sameeyay Labada Murashax ee Xisbiyada Waddani Iyo Kulmiye (Cirro & M.Biixi) DAAWO

Hargaysa, 26 October 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenkii Hore ee Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul oo haatan ku Sugan Dalka Faransiiska Isla markaana ka Mid ah Garabkii Isbahaysiga Dimuquraadi doonka Kulmiye ee dhawaan ku biiray Xisbiga Waddani ayaa Isbarbar bardhig ku Sameeyay Awoodaha Siyaasadeed ee Murashax C.raxmaan Cirro Iyo Murashax Muuse Biixi. https://www.youtube.com/watch?v=iW4zkLrkGgQ

Read More

Yaa Dilay Hogaamiyihii Ururka Alqaacida Usama Bin Ladan? (Xogta Dahsoon) DAAWO

Hargaysa, 26 October 2016 (SDN/QJ):- 2 bishii may sanadkii 2012 waxaa la dilay hogaamiyihii shabakada alqaacida Usaama bin ladan waxana dilkiisa sheegtay cutub ka tirsan ciidmaada bada ee dalka Maraykanka oo qaaday hawlgal qarsoodi ah sheegashadaasina waa ta ay xukuumada washington doonayso in laga rumaysto. https://youtu.be/qxqYP9_TM5A

Read More