Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga JSL“Madaxweynuhu Waddada Ceerigaabo Wuxuu Ku Fikirayey Iyadoon Somaliland Aasaasnayn” DAAWO
Hargaysa 25.October 2016 (SDN/QJ):- Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac, ayaa difaacay Habsami u socodka dhismaha Waddada Ceerigaabo iyo Burco. Wasiir kuu-xigeenka oo Saxaafadda kula hadlay Xafiiskiisa Hargeysa, ayaa sheegay Jidka u dhexeeya Burco iyo Ceerigaabo uu ku dhow yahay dhammaad isla-markaana 120KM oo ka mid ah laga dhigay Laami uu saaran yahay…
