Sariibadaha Magaalada Burco Oo Looga Caagay Soddon Jirro Derbi-jiif Ah Iyo Tuugo Dumarka Baadha
Burco 18.October 2016 (SDN/QJ):- Haweenka ku Ganacsada Sariimadda Magaalada Burco, ayaa Cabasho xoog leh ka muujiyey Rag Derbi-jiif ah iyo Tuugo maalin iyo habeenba baadha Dumarka u soo Adeegsi taga Sariimadda. Haweenka Hilibka iyo Khudaarta ku iibiya Sariimaddaas, ayaa sheegay in Ragga Derbi-jiifka ah iyo Tuugtu ay dhibaato xoog leh ku hayaan Amniga guud ee…
