CAYNABO: Laba Qof Oo Ku Dhaawacmay Rasaas Ciidammada Booliisku Ku Kala Eryayeen Dad Reer-guuraaya Oo Boobay Raashin Mucaawimo Ah Oo Loo Qaybinayey
Caynabo 17.October 2016 (SDN/QJ):- Inta la ogyahay Laba Qof oo Rag ah, ayaa ku dhaawacmay Rabshad ka dhacday Magaalada Caynaba ee Xarunta Gobolka Saraar ee Somaliland. Labada Nin, ayaa ku dhaawacmay Rasaas ay rideen Ciidammada Booliiska Caynaba oo kala kaxaynayey Dad lagu sheegay Reer Guuraa oo Boobay Raashin Mucaawimo ah oo qayb ka ah Mucaawimo…
