Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Qaaday Talaabooyin ay Kaga aar-goosanayso Gudoomiye Cirro & Deegaanka uu Dhalasho ahaan ka soo Jeedo oo Ardaydii Wax ka baranaysay laga Horjoogsaday Deeqo Waxbarasho
Hargaysa 19.October 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda KUlMIYE oo muddooyinkii u damaysay guul-darooyin siyaasadeed oo kala duwan ku habsadeen,ayaa hadda ku dhaqaaqday talaabooyin gurac oo ay kaga aar-gudanayso guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro,waxaanay hadda ku dhaqaaqday in ay si gaar ah u cadaadisu degmada uu dhalasho ahaan ka soo jeedo cirro ee…
