Madaxweynaha Israa’iil oo Waraaqhii Aqoonsig ka Guddoomay Safiirka Somaliland.
TEL AVIV (QJ) – Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa maanta si rasmi ah u qaabilay wakiilka Somaliland ee Israa’iil, Mohamed Xaaji, kaasoo maanta warqadihiisa aqoonsiga ku wareejiyay xaflad ka dhacday xafiiska madaxtooyada ee Tel Aviv. Herzog, oo qoraal ku soo dhigay akoonkiisa X, ayaa sheegay inuu “ku faraxsan yahay inuu qaabilo safiirkii ugu horreeyay ee…
