Soomaaliya: Ururka Hufnaanta oo ka digaya khataraha ku xeeran kheyraadka saliidda Soomaaliya
MUQDISHO (QJ) – Soomaaliya ayaa si rasmi ah u gashay marxalad cusub oo qaybteeda tamarta ah ka dib markii markabka qodista shidaalka ee Çağrı Bey uu toddobaadkan gaaray biyaha dalka, gaar ahaan goobta ceelka lagu magacaabo Curad-1. War-saxaafadeed ka soo baxay Hindisaha Transparency Somalia Initiative (TSI) ayaa lagu sheegay in tallaabadani ay muujinayso isbeddel muhiim…
