Xildhibaanada Soomaaliya oo ka digay Hantida Qaraka in lalunsado Xiligan Kala Guurka ah DHAGAYSO

Muqdisho 28.Aug 2016 (SDN/QJ):- Qaar kamid ah xubnaha Baarlanka dawlada Federalka Soomaaliya ayaa sheegay in xiligan xukuumada jirta uu qatigeedu sii dhamaanayo isla markaana ay waddo qorshe lagu dhacayo hantida shacabka Soomaaliyeed.   Xildhibaan Maxamed Iidle geedi oo kamid ah mudanayaasha xubnaha Barlamanka Soomaaliya una qaabilsan maaliyada ayaa sheegay inay xukuumadu waddo qorshe lagu dhacayo…

Read More

DAAWO: Diyaaradaha Dheereeya ee Ciidamada (Xogta Dahsoon)

Hargaysa 28.Aug 2016 (SDN/QJ):- Waxa suurogal ah in dadaalada iyo rabitaanka dadku ay kala duwanaadaan gaar ahaan marka laga hadlayo dhinacyada Tiknoolajiyada, farsamada iyo cilmiga iyadoo qof waliba uu wax gaar ah doorbidayo halgana u galo sidii uu uga gun gaadhi lahaa Barnaamijkeenan waxaynu ku dulmaraynaa diyaaradaha ugu xawaaraha dheereeya diyaaradaha ciidamada. https://youtu.be/5viswREVoNs

Read More

Hogaanka Xisbiga Kulmiye Ka Qayb galkii Wanqasha Degmada Gunburaha iyo Dhaqaale ay ku Tabaruceen SAWIRO

Hargaysa 28.Aug 2016 (SDN/QJ):-Hoggaanka sare ee xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo loo sameeyey wanqasha degmada cusub ee Gumburaha ee gobolka Hawd oo ka mid ah degmooyin cuusb oo uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Wefti KULMIYE ka tirsan oo uu hoggaaminayo Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee xisbigaas…

Read More

Wasiirka Caafimaadka Puntland oo ku baaqay in laga qayb-qaato dayactirka Isbitaalka Gaalkacyo DHAGAYSO

Gaalkacayo 28.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Cabdinaasir Cismaan Ciise Cuuke oo shir saxaafadeed ku qabtay Magaalada Garoowe ayaa baaq u diray shacabka Puntland.   Wasiirka ayaa sheegay in qaraxyadii dhawaan ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ay waxyeelo ka soo gaartay Isbitaalka Guud ee Gaalkacy waxaana uu ka codsaday shacabka inay ka qayb-qaatay dib…

Read More

Qoraa Siciid Maxamuud Gahayr oo Habeenkii 9-aad Xukun La’aan Ugu Xidhan Wasiir Xukuumadda Ka Tirsan

Hargaysa 27.Aug 2016 (SDN/QJ):- Qoraa Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi), ayaa Habeenkii Sigaalaad Xukun la’aan Saldhig ugu xidhan Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo diiday inuu Muwaaddinkaas oo sidoo kale Macallin ka ah Dugsiga Sare ee Quulle Aadan Xorriyaddiisa u soo celiyo. Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa la sheegay inuu ku gacan-saydhay…

Read More

Safaaradda Somaliland Ee Imaaraadka Carabta Oo Dhigeeda Taiwan ka Gudoontay Agab Camputero Ah Oo Ay Ugu Deeqay Qaar Ka Mid Aha Jaamacadaha Dalka

Dubai 27.Aug 2016 (SDN/QJ):-Safaaradda Somaliland ay ku leedahay Imaaraadka Carabta ayaa xafiiskeeda Dubai ku qaabishay Safiirka Dalka Taiwan u fadhiya Imaaraadka Carabta, iyadoo uu qaabiley wakiilka Somaliland ee Imaaraadku, Amb Baashe Cawil Cumar oo ka gudoomay Agab Kumbiyuutaro (Computers) ah oo ay safaaradda Taiwan ugu deeqday Jaamacadaha Qaranka Somaliland ee ka dhisan Gobolada Sool, Sanaag,…

Read More

“Wasiirada Duulista Ma Madaxweynaha Ayaa Magacaaba Mise Wasiir Maxamuud Xaashi?”Cabdiraxmaan Cadami

Hargaysa 27.Aug 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiyihii hore ee hay’adda Shaqaalaha Dawladda Cabdiraxmaan Cadami, ayaa ka jawaabay su’aal ay bulshadu isweydiinayso oo ah sababta uu Madaxweyne Siilaanyo 10 bilood gudahood wasaaradda duulista ugu magacaabay wasiirkii saddexaad, halka wasiirkii ka horeeyay ee Maxamuud Xaashi Cabdi oo hadda ah wasiirka awooda badan ee madaxtooyadu uu lix sannadood xilka wasaaradaas hayay….

Read More

DAAWO: “Ummaddu Waxay Jabtaa Marka Hoggaankeedu Uu Been ku Maaweeliyo..” Sheekh Aadan-Siiro

Hargaysa 27.Aug 2016 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Xaalad Dalka, gaar ahaan Heshiiskii Dekedda Berbera oo uu sheegay inuu weli Mad-madow ku jiro, Isbeddelkii Xukuumaddu lagu sameeyay dhawaan iyo Muranka ka taagan deegaannada Waqooyiga Gobolka Maroodi-jeex. Sheekh Aadan-Siiro, waxa kale oo uu khudbaddiisa kaga hadlay dhibaatada…

Read More

Maayarka Hargeysa Oo La Waydiiyey Su’aallo Fadhiga u diiday iyo Gar-naqsigiisa DAAWO

Hargaysa 27.Aug 2016 (SDN/QJ):-Maayarka Caasimadda Hargeysa oo lagu Marti-qaaday Barnaamijka QANCI DADKAAGA ee Telefiishanka Madaxa-bannaan ee HCTV, ayaa Dadweynihii ka qayb-galay oo u badnaa dhallinyaro waxay waydiiyeen Su’aalihii ugu adkaa.   Maayar Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko), ayaa Barnaamijkan oo muddo Labada Saacadood ka badan ka socday Huteelka Green Plaza, lagu waydiiyey Su’aalo la xidhiidha waxa…

Read More

Dawlada Somalia oo Dacwad ka Dhan ah Baasaboorka Somaliland u Gudbisay Dawlada Turkiga

Hargaysa 27.Aug 2016 (SDN/QJ):- Dawladda Somaliya ayaa warqad diblomaasiyadeed oo dacwad ah u dirtay dawladda Turkiga, gaar ahaan wasaaradda arrimaha dibadda. Ilo xogogogaala ayaa Geeska Afrika ugu waramay in wasiirka arrimaha dibadda Somaliya Dr. Cabdisalaan Hadliye uu wasaaradda arrimaha dibadda ee Turkiga u diray warqad uu ku dacweynayo Qunsulka Turkiga u jooga Hargeysa Danjire Muzaffer…

Read More

Akhri Magacyada Wasiirada Aanay Marna Taaban Seefta Isku Shaandheynta M/Siilaanyo

Hargaysa 27.Aug 2016 (SDN/QJ):-Madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa uu golihiisii wasiirada ugu horeysay ee  xukuumadiisa uu magcaabey 07.28.2010 isla  markaana waxaa ay xukuumadaasi  ka  koobneyd 20 Wasiir iyo 6 Wasiir ku xigeen. Markii uu madaxweynuhu sameeyey magacaabista   golaha wasiirada xukuummadiisa cusub intii uu talada dalka hayey waxaa uu sameeyey madaxweynuhu isku shaandheymo  badan kuwaas oo uu…

Read More

Qaxoonti Badan Oo Ka Soo Qul-Qulaya Dalka Itoobiya Oo Ka Soo Talaabaya Xuduuda, Una Soo Gudbaya Somaliland, Qaylo Dhaanta Shacabka Iyo Mooganaanta Xukuumadda

Hargaysa 27.Aug 2016 (SDN/QJ):-Qaxootigii ugu tirada badnaa ee ka soo yaacaya dagaaladda Dalka Itoobiya gudihiisa ka soo socda ayaa bishii u dambaysay si xawli ah ugu soo qul qulaya Somaliland iyagoo ka soo talaabaya Xuduudaha ay wadaagaan Somaliland iyo Itoobiya,waxa ay Qaxoontigaasi intooda badan ku hakanayaan Caasimada Somaliland ee Hargeysa halka ay qaar kale u…

Read More

10-ka waddan ee adduunka ugu taariikh weyn, tirada sannadaha ay jireen iyo dalka ciraaq oo noqday dalka adduunka ugu da’ weyn, halkeese dalalka masar iyo itoobiya kaga jiraan liiskan?

Hargaysa 27.Aug 2016 (SDN/QJ):-Taariikhyahanadu inta badan iskuma waafaqsana ama la iskuma raacsana sida ay shucuubta adduunku u kala taariikh iyo fac weyn yihiin sidoo kalena taariikh ahaan lama hubo goobta ama goobaha adduunka ee ugu taariikh fog iyo taariikhda rasmiga ah ee ay jiraan inkasta oo guud ahaan goobo badan oo adduunka ah la isku…

Read More

Dalka Australia Oo Soo Saaray Aalad Koombuyuutar Ah Oo Xoolaha Nool Dhul-Daaqsimeedka Ugu Ilaalinaysa Sida Aadamaha

Hargaysa 27.Aug 2016 (SDN/QJ):-Waddanka Australia oo ka mid ah dalalka hore uga maray dhinacyada dhaqaalaha iyo tiknoolajiyadu waxa uu ka mid yahay dalalka deegaanka, dhul daaqsimeedka iyo xoolaha nool ilaahay ku manaystay, dadkiisuna aad u jecel yahay oo u daryeelo. Toddobaadkan khubarada dhinaca tiknoolajiyada ee dalka Australia, gaar ahaan kambani soo saara qalabka Robbot ka…

Read More

DAAWO: Gudoomiyaha Kumiye oo Mashaariic Ka Furay Oodweyne

Oodweyne 27.Aug 2016 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi ahna Musharaxa Xisbigaasi ee Doorashada Madaxweynaha oo socdaal ku marayay Gobolada Bari ee Dalka ayaa ka hor intii aanu dib uGu soo laaban Magaalada caasimada ah waxa uu mashaariic kala duwan qaarna xadhiga kaga jaray qaar kalena ku dhagax dhigay Magaalada oodweyne iyo meelo kale…

Read More