Guddi Loo Xilsaaray maaraynta Tahribka Oo la kulmay Raysal Wasaraha Somalia
Muqdisho 26.August 2016 (SDN/QJ):- Kulankii ugu horreeyay ee ay yeeshaan guddiga heerka wasiir ee u xil saaran maareeynta siyaasadda tahriibka ayaa lagu qabtay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, waxaana ka soo qeyb galeen xubnihii ka tirsanaa guddiga heer Wasiir ee horey loogu xil saarey maareynta siyaasadda ku aadan tahriibka. Guddigan oo ka koobnaa Wasaarada Amniga, Wasaradda…
