Diyaarad Xamuul Sida oo Xili Saq Badh Habeenimo ah Soo Cago Dhigatay Madaarka Cigaal International Airpote ee Hargaysa DAAWO

Hargeysa 26.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka oo uu Weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi iyo Saraakiil kale ayaa Shaaciyey in Hada wixii ka danbeeya ay Diyaaraduhu Xiliga habeenkii ka soo degi karaan Madaarka Cigaal ee Caasimada Hargaysa. Hadal kooban oo ay saxaafada ku siiyeen goobtaas ayaa waxa ay baaq…

Read More

Qalabka La Yaabka Leh ee Lagu Rakibo Diyaaradaha Dagaalka ee Qarsoodiga ah DAAWO

Hargeysa 26.Aug 2016 (SDN/QJ):- Diyaaradda RQ 180 waxay shaqada gashay sanadkii hore ee 2015 waxaana ku rakiban qalabka raadaarka, cameradaha sawirka qaadi kara habeen iyo maalinba iyo tiknoolajiyado kale oo dhanka millateriga loo isticmaalo, agabkaas oo u suurogelinaya inay fuliso hawlgalada dhanka basaasida iyo ilaalaynta. https://youtu.be/vYAoZGgUNwU

Read More

Xildhibaan C.qaadir Jirde oo Cadeeyay Inuu Ku Socdo Jagada Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani,Kana Dayriyey Sida Hogaanka Xukuumada Siilaanyo uga Gudbi Karto Marxalada la Galay

Hargeysa 26.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo ka mid ah golaha wakiilada, kana tirsan xisbiga Waddani, ayaa walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed iyo dimuqraadiyadeed ee ay Somaliland marayso, isagoo xusay in dabac weyni ka muuqdo hoggaankii dalka taas oo haddii aan isbedel dhab ah la  helin shacabka ku keeni karta niyad jab….

Read More

Reer Oodweyne oo Roog-cas iyo Taageero Ballaadhan ku Qaabilay Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE SAWIRO

Oodwayne 26.August 2016 (SDN/QJ):- Dadweynaha Gobolka Daad-madheedh ee Somaliland, ayaa taageero aad u ballaadhan oo aan loo kala hadhin iyo roog-cas ku qaabilay Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha Md. Muuse Biixi Cabdi. Guddoomiyaha KULMIYE iyo wefti ballaadhan oo ka kooban xisbiga iyo wasiirro iyo masuuliyiin ka tirsan xukuumadda oo booqasho ku tagay Gobolka Daad-madheedh,…

Read More

Goobaha Fadhi Ku Dirirka Ah Ee Magaalada Muqdisho Oo Si Weyn Looga Hadal Hayo Xil Wasiirnimo Oo Cali Warancadde Looga Magacaabo Maamulka Xamar

Hargaysa 26.August 2016 (SDN/QJ):- Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Waddanka Soomaaliya ee aynu jaarka nahay ayaa tibaaxaya in goobaha dadku isugu yimaad gaar ahaan dadka dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland maalmihii ugu dambeeyey si weyn looga hadal hayay xogo aan la ogayn sida ay wax uga jiraan si cadna loo shaacin…

Read More

Ururka Rayislayaasha (Tima-jarayaasha) Somaliland oo Bulshada iyo Madaxweynaha Baaq u Diray DAAWO

Hargaysa 26.August 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Ururka Rayislayaasha (Tima-jarayaasha) Somaliland Deeq Daahir Faarax, ayaa ka hadlay culayska iyo cidhiidhiga ay Tima-jarayaasha Ajaanibka ahi ku hayaan Rayislayaasha waddaniga ah, isagoo sheegay in Shaqadoodii ay la wareegeen, isla markaana Bulshadi u muuqato badankoodu kuwo door-bidaya inay Ajaanibka ka xiirtaan.   Waxaa uu Guddoomiyaha Tima-jarayaasha Somaliland, Baaq u diray…

Read More

Sidee Ayay Xalay Wax Uga Dhaceen Maqaayadda Banaadir Beach ee Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho? DHAGAYSO

Muqdisho 26.Aug 2016 (SDN/QJ):- Dableey Hubeysan ayaa weerar ku qaaday Maqaayadda Banaadir Beach oo ku taalla xeebta Liido , waxaana la sheegaya in weerar ka hor uu Qarax ka dhacay afaafta Hore ee Maqaayadda Banaadir Beach ee xeebta Liido.   Maqayaadda ay weerarka ku qaadeen kooxaha hubeysan ayaa la sheegaya in ay joogeen dad aad…

Read More

Guddiga Ruqsad-bixinta Qareennada Somaliland oo Guddoomiye Doortay iyo Wasaaradda oo ka fadhiisatay DAAWO

Hargaysa 26.August 2016 (SDN/QJ):- Guddiga Ruqsad-bixinta iyo Anshax-marinta Qareennada dhinaca Sharciga ee Somaliland, ayaa doortay Guddoomiye cusub, kaasoo ay u doorteen Yuusuf Kirix Cawad, waxaanay Kulanka Xubnaha Guddigu ku doorteen Guddoomiyaha guddoominayey Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Guddoomiye ku-xigeen ka ah Guddigaas. Hase-yeeshee, tirada Xubnaha Guddiga ee Guddoomiyaha cusub ku doorteen isugu yimi ayaa ka…

Read More

Banka Dhexe Ee Soomaaliya Oo Laga Xaday Lacag Dhan $530,000 Iyo Cida Xaday oo la Shaaciyey

Muqdisho 26.August 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya mudane Bashiir Ciise Cali oo xafiiskiisa shir saxaafadeed ku qabtay ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyay warar maalmahan la isla dhexmarayay oo ahaa in khasnadda Bankiga dhexe ee Soomaaliya laga xaday lacag. Mudane, Bashiir Ciise Cali, guddoomiyaha Bankiga dhexe ee dalka ayaa sheegay in lacagta uu…

Read More

Muuqaallada 5 Carruura Oo Suuriyaan Ah Oo Ka Ilmaysiiyey Malaayiin Qof Oo Adduunka Ku Nool Iyo Qisada Ku Duugan

Hargaysa 26.August 2016 (SDN/QJ):- Waxa ay ahayd dhacdo aan ugub ku ahayn warbaahinta adduunka sidoo kalena la odhan Karin waxa ay degdeg u noqon kartaa tii ugu dambaysay kadib sawirradii gilgilay adduunka ee sida weyn uga qiiraysiiyey kadib markii warbaahintu baahisay sawirka wiil yar oo lagu magacaabo Cimraan oo u dhashay dalka Suuriya kaasi oo…

Read More

Israel Oo Noqotay Dalkii Ugu Horreeyey Ee Ciidankiisa Ku Soo Daraya Kombuyuutarka Muuqaalka Aadamaha Leh Ee Robot-Ka Loo Yaqaano

Hargaysa 26.August 2016 (SDN/QJ):- Waddanka Israel ayaa qorshaynaya ugu dambayna tijaabadii ugu dambaysay ku sameeyey aaladda Koombuyuutarka ah ee Robot ka loo yaqaaano ee sida aadamaha u adeega waxna u qabta muuqiisana loo ekaysiiyey dadka kaasi oo ka mid noqon doona ciidamada qalabka sida ee dalkaasi Yuhuudda. Idaacadda waddanka Israel ee afka dawladda ku hadasha…

Read More

Mid kamid ah Ragii Weeraray Banaadir Beach oo nolosha lagu qabtay (Daawo Sawirada)

Muqdisho 26.Aug 2016 (SDN/QJ):- Ciidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa nolosha ku qabtay mid kamid ah ragii katirsanaa Dagaalyahanadii Al-Shabaab ee xalay weerarka ku qaaday Maqaayada Banaadir Beach ee kutaala xeebta Liido. Taliyaha Nabad sugida Gobalka Banaadir Cabdi Fareey ayaa Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Sonna u sheegay in Ciidamada Nabad Sugida qabteen isaga…

Read More

“Somaliland waa Astaanta Guusha, Marka la barbar-dhigo Dalal badan oo Afrika ah…” Mr. Scott M. Weber

Hargaysa 26.August 2016 (SDN/QJ):- Agaasimaha guud ee Hay’adda Caalamigaa  ee Inter Peace, Mr. Scott M. Weber, ayaa sheegay inay Somaliland tahay Astaanta guusha marka loo eego waddamo badan oo Qaaradda Afrika ku yaalla, ka dib markii uu Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed-Siilaanyo kula kulmay Qasriga Madaxtooyada oo uu ku qaabbilay, arrimo kala duwanna kaga wadahadleen. Waxaa…

Read More

Khubaro Daahfuray Dhibaatooyinka Caafimaad Ee Maraq Digaagga Macmalka ah (Qoraal Digniina)

Hargaysa 26.August 2016 (SDN/QJ):- Khubarada caafimaadku waxa ay ka digaan inta badan dhibaatooyinka caafimaad ee ay leeyihiin walxaha farsamaysan ee cuntooyinka lagu darsadaa waxaanan maanta qormadan caafimaadka ku eegi doonaa dhibaatooyinka caafimaad ee Maraq Digaaga iyo waliba tamaandho qasaaca loo yaqaano gurgurta. Waa mawduuc muhiim u ah qoys walba oo Soomaali ah inay wax ka…

Read More