Murashaxiinta baarlamaanka oo ka digay in muddo-kordhin dambe loo sameeyo Golaha Wakiillada
Hargaysa 11.Aug 2016 (SDN/QJ):-Murrashaxiinta u tartamaya Golaha Wakiillada ee Somaliland, ayaa ka digay in dib loo dhigo Doorashada golahaasi, iyagoo madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ugu baaqay inuu go’aan deg deg ah oo cadaalad ku dhisan ka soo saaro murranka ka taagan Saami-qaybsiga Kuraasta Baarlamanka. Murrashixiinta oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa, iyagoo ka…
