Galmudug oo ku guuleysatay Koobka ciyaaraha Gobolada
Muqdisho January 29, 2024 (QJ) -Xulka Galmudug ayaa ku guuleystay tartanka maamul goboleedyada dalka oo ay ciyaartii kama danbsyta ka badiyeen xulka Hirshabeelle, oo ay 4-1 ku garaaceen maanta. Ciyaarta oo ahayd mid aad u adag ayaa 90-daqiiqo ku soo idlaatay 0-0, waxaana lagu kala baxay rigooreyaal oo ay Galmudug 4-1 kaga badisay Hirshabeelle. Guushan…
