Nin Al Shabaab ka tirsan oo Mareykanka sanad ku noolaa oo la qabtay
Mineapolis February 03, 2024 (QJ) -Patrick Lechleitner oo ah ku simaha agaasimaha waaxda socdaalka iyo canshuuraha ee dalka Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in xubin ka tirsan Al-Shabaab laga aqbalay gudaha dalka Mareykanka uuna ku noolaa muddo sanad ka badan kadib markii lagu qabtay meel ku dhow xadka koofureed ka dibna la sii daayay. Shaqsiga…
