Wasiiro iyo Xildhibaano ka soo jeeda Awdal oo ka hor miyi heshiiskii Addis Ababa
Muqdisho January 07, 2024 (QJ) -Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda Gobolka Awdal oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa ka soo horjeestay isfahamka dhex maray Muuse Biixi iyo Abey Axmed oo dhawaan kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho. Wasiirada iyo Xildhibaanada ayaa bogaadin u jeediyay shacabka…
