Wiilka Madaxweynaha Soomaaliya oo laga yaabo in Lix sanadood la xiro
ISTANBUL -Dacwad oogayaasha Turkiga ayaa diyaariyay dacwad ka dhan ah wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, taas oo ay ku dalbanayaan in lagu xukumo ilaa lix sano, kaddib shil baabuur oo uu ku dhintay muwaadin Turki ah. Kiiskan oo uu soo diyaariyay xafiiska dacwad oogaha Istanbul ayaa dalbanaya in lagu xukumo wiilka madaxweynaha…
