Taliyihii Ciidamada Badda Somalia 0o La Sheegay Inuu Xilkii Iska Casilay
Muqdisho:18-Aug-2013-(SDN)-Warar ka ag Dhaw Ciidamada Badda Soomaaliya, ayaa sheegaya in Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliya, Faarax Axmed Cumar (Faarax Qarre), isbedel siyaasadeed oo xoogani uu ku yimid, kadib markii xilka ka qaadis lagu sameeyay taliyeyaal ciidan oo dhinacyo kala duwan leh. Wararka ayaa sheegaya in qaar ka mid ah taliyeyaasha ciidanka oo iminka aan la taaban…
