Barbara Berlusconi oo u Miciyolisatey Iney Xukunto Naadiga Ac Milan.(By Jaahuur)
Milan-Italy-Nov-10-2013-(SDN)-Saaxiibayaal Qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa Barbara Berlusconi oo uu dhalay BM hore ee dalka Talyaaniga Silvio Berlusconi iskana leh naadiga Ac Milan ayaa u ruqaansatey inay la wareegto maamulka Naadigooda Ac Milan. 29-tan jirtan Barbara Berlusconi ayaa aabeheed ka codsatey inuu u ogolaado iney dib cusbeyneyn ku sameyso Naadiga. Gabadhan ina Silvio ayaa ka dhawaajisey ineyna…
