Category: Wararkii ugu Dambeeyay
Drogba oo Ka Tagey Chelsea Una Hayaamaya China.
London-May-22-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku lafagureynaa xiddiga reer Ivory Coast guushana u u soo hooyey naadigiisa Chelsea markii ay hantiyeen koobka horyaalka Yurub Drogba kuna dhawaaqey inuu ka tagayo Chelsea Juun dhamaadkeeda una hayaamayo China. Xiddigan oo u soo kifaaxey Naadiga Chelsea 8-sanadood ayaa jecel inuu ka daba tago saaxiibkii oo ay isku naadi ahaan…
Chelsea oo Hantidey Koobka Horyaalka Yurub.
Germany-Munich-May-19-2012-qurbejoog.com-Akhyaatay qormadeena ciyaaraha waxaynu galabta ku shaandheyneynaa Bayren Munich iyo Chelseas oo u soo baxay ciyaartii kama dambeysta ahayd FINAL kana tirsaneyd koobka horyaalka yurub. Ciyaartan oo la wada sugayey ayaa waxaa ka soo qeybgaley dadweyne aad u tira badan iyo dabcan taageerayaasha madaalayaasha ah ee labada dhinac iyo ciyasartooy badan oo caan ku ahaa…
Tababarihii LiverPool oo La Cayriyey Muxuuse Galabsadey?
London-May-17-qurbejoog.com-Saaxiibayaal maanta iyo qormadeena ciyaaraha waxayu ku lafagureynaa tababarihii Liverpool Kennhy Dalgilish oo shaqadiisii laga cayriyey. Wakhtiga ilaahay samaeystey marna wuu ku saacidaa marna hawada ayuu kula kacaa waxayna ku fiicantahay inaad samir u yeelatid. Haddaba maxay LiverPool ku suustey tababare Kenny? Akhyaartay Naadigan LiverPool oo aad u facweyn oo soo mareywakhtiyaal farabadan oo ay…
Fadeexado(Scandal)Hadheeyey Naadiyada Talyaaniga.
Italy-Rome-May-09-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneyna fadeexadaha hadheeyey naadiyada serie-A-da iyo kuwa serie-B-da ee cariga Talyaaniga oo cirka isku shareerey. \Haddaba Naadiyada Atlanta,Novara,iyo Siena ayaa waxay ka mid yihiin 22-tan kooxood oo ay baadhis ku socoto taas oo ah ciyaaro ama games la isu fuutiyey ama la isu deystey,waxaana lagaga dhawaajiyey maanta oo…
Cakuyey Haddana Ma Kiiniya
Ottawa May-08-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku lafa gureynaa qaran ku sheeg gabalkiisii dhacay oo lagu dalxiis tagayo. Wali waxaa ii cuntimila kiiniya ayaa ku guuleysatey koobka kubadda koleyga ee bariga iyo bartamaha Afrika wiilal iyo gabdhaba,waxaana wax laga yaqyaqsooda ah bahdilidda lagu hayo magaca kubadda koleyga ee Soomaaliyeed. Haddii aad u fiirsato ciyaatooyada Kiiniya…
Man City oo 1-0 Ugu Awood Sheegatey Man United
London April-30-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku jibaaxaynaa ciyaartii xiisaha badned ee dhexmartey Man City iyo Man United kana tirsaneyd horyaalka ka socda cariga Ingiriiska Premier Leage. Ciyaartan oo la wada sugayey ayaa waxaa ka soo qeybgalay dadweyne aad u farabadan iyo taageerayaasha waraabowga qaba ee labda dhinac waxa kale oo xusid mudan xiddigihii caanka ku…
Roben Van Premise oo Ku Guuleystey PFA Sannadkan.
London-April-30-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa xiddiga reer holland una ciyaara naadiga Arnenal Roben Van Persie oo ku guuleystey abaal marinta ugu qaalisan marka lagu gudajiro horyaalka kubadda cagta ee Ingiriiska Premier League (PFA). Laacibkan u soo baxay Arsenal ayaa soo shaacbixiyey naadigiisa oo sannadihii ugu dambeeyey hoos u sii socodey oo ay ka…
Barcelona Iyo Real Madrid oo Hadhuudhlaha Lagu Darey(UEFA)
Spain-April 25-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxeynu ku falaqeynenaa horyaalka qaaradda yurub(UEFA) oo Semi Finalkii la soo gabagabeeyey. Barnaamijyadeenii hore aynu ku soo qaadaney afartii wadan ee iskugu soo hadhey Semi finalka waxaana shaley afka ciidda loo darey Bacelona oo difaacanweydey koobka waxaana galabta loogu darey Real Madrid ee maxaa si ka noqdey isbaanishka. Haddaba Akhyaartaay waxaa…
Bahweynta Isboortiga Jecei oo Baroor diiq u Sameeyey,Wiish,Mugaanbi Iyo Mawliid.
Toronto-qurbejoog.com-Ahyaartay Barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa baroordiiq ay bahweynta ciyaaraha jecel u sameysey siiba kuwa Toronto uu hormoodna u yahay ciyaaryahakii caanka ahaa ee soomaaliyeed oo aad wada garaneysaan waa DR-Yuusuf Shaqaaq Marxuumiintii ku geeriyoodey qaraxii waxashnimada ahaa kunee kana dhacay Tiyaatarka oo kala ah Adan Xaaji Yabarow Wiish,Saciid Maxamed Nuur Muganbi,Mowliid Macaane Maxamed, …
Ma Xasuusata Xiddigii Reer Holland (Johan Cruyf)?+
Holland-April-20-2012-qurbejoog.cob-A kyaartaay maanta iyo barnaamijkeen ciyaaraha waxaynu ku jibaaxeynaa taariihk nolaleedkii xiddigii reer Netherland Hendrik Johannes Cruijff. Haddaba saaxiibayaal anigoona taariikhdiisa soo koobi karin aan ka soo qaato inta muhiimka ah. Magaciisa runta ah waa (HENDIRK JOHANNES CRUIJF). Cruyf wuxuu dhashey 25-April- 1947- Amstredam Holland-Age(64)Shaki kuma jiro inuu ahaa laacib reer Holland ah walow uu…
Chelsea oo 1-0 ku khaarijisey Barcelona
Stamford Bridge London-April-18-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneynaa ciyaar runtii aad u xiisa badneyd oo dhexmartey Chelsea iyo Barcelona kana mid ahayd koobka UEFA. Ciyaatan oo aay ka soo qayb galeen dadweyne aad u tiro badan iyo labada kooxood taageerayaashooda oo ciyaartu markey bilaabantey ilaa dhamaadkeedii aan kala joojin sawaxan iyo sacab kuna…
Xiddigadda Soomaaliyeed Farxiya Abdi(LA-Sparks Draft WNBA)
LA-Sparks-April-18-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaynaa xiddigadda Soomaaliyeed Farxiya Abdi oo ka ciyaarta kubadda Koleyga dalka Czech Republic haysatana dhalashada Sweden ayaa waxaa qaatey(Draft) WNBA LA-Sparks. Xiddigadan oo dharerkeedu yahay 6-2 laguna magacaabo Farxiya Cabdi kana soo jeeda Dalka Swedan waxay ku guuleysatey in loo qaato wareegii labaad hore (first Pick Up) WNBA waana gabadhii…
Bayern Munich oo 2-1 ku Soo Dhaweysey Real Madrid
Arena Stadium-April-17-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku lafagureynaa ciyaar aad u xiisa badneyd oo mar dhaweyd soo gabagaboydey kana tirsaneyd koobka horyaalka ee qaaradda Yurub (UEFA) oo ahayd Semi Final. Haddaba koobkan oo aduunka aad looga qadariyo siiba qaaradda yurub ayaa la iskugu soo biyo shubtey Semi Final Afarta Naadi ee isku soo hadhey oo kala…
Morosini oo Afweynta Darsadey Akhirana u Hayaamey.
Italy-April-16-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa ciyaaryan reer itaaliya ah oo afweynta darsadey isaga oo ciyaaraya aakhirana u baqooley. Saaxiibayaal ciyaaryahankan oo lagu magacaabo Livorno”s PiermarioMorosini ayaa Aabihiis ,Hooyadiis,Bakhtiyeen,Walaalkiisna wuu isdaldaley,markaana Morosini ma gaadhin 15-iyo toban jir walaashiina waa Curyaan (Disable) masuulayadeedana isaga ayaa qaatey. Morosini ayaa ciyaarta q1aybteedii hore daqiiqaddii 31-aad Afweynya u dhacay dhawr jeerna…
Tababaraha Xulka Q!aranka Ciraaq Zico Maxaa u Qarsoon?
Baqdaad-Wed-11-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku jeex-jeexeynaa halyeygii reer brazil berisamaadkii ZICO oo haatan Tababare u ah xulka qaranka ee Ciraaq dhawr kale oo wadana ka soo noqdey. Haddaba carqaladda weyn ee hor taagan Tababare Zico sida uu ugu soo bixi lahaa koobka kubadda cagta Aduunka ee lagu qaban doono Caasimadda dalka Brazil Sanadka 2014,taas oo…
Barcelona Iyo Bayern oo Guryahoodii u Kala Direy Ac Milan Iyo Marsseile.
Barcelona-April-04-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku falanqeyneynaa koobka horyaalka yurub oo si habsami ah u socda. Waxaa hore loo soo ciyaarey lugtii hore oo ay soo badiyeen Bayern Munich,Real Madrid,Chelsea,Barcelona waxay barbardhac la gashey Ac milan taas oo qaarna faraxsanyihiin qaarna wadnaha farta ku haya. Haddaba Akhyaartay ciyaarihii caawa foodda la isla galey oo ahayd lugtii…
Xiddiga Kooxda Bolton Fabrice Muamba oo Afweynta u Dhacay.
Tottenham-White Hart Line Stadium-Mar-19-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay Todobaadkan iyo faaladeena ciyaaraha waxaynu ku jibaaxaynaa Xiddiga reer Congo una ciyaara naadiga Bolton ee cargia ingiriiska Fabrice Muamba oo afweynta u dhacay marey la ciyaarayeen naadiga Tottenham kana tirsaneyd horyaalka Ingiriisk Waxay ahayd cayaar ku tirsan tartanka FA cup oo labada koox ay isku arkayeen. Dhaqaatiirta labada kooxood ayaa markiiba…
Maxaa Kala Haysta Barcelona Iyo Ac Milan (Uefa Quarter Final)
UEFA-Sat-03-17-2012-qurbajoognews.com- Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku lafa gureynaa koobka horyaalka yurub oo si habsami ah u socda waxaana isku soo hadhay 8– Naadi oo kala ah, Apeol Mcusia,Real Madrid,Mareille,Bayeren Munich,Benfica,Chelsea,Ac Milan,Barcelona.(Quarter Final) Haddaba koobkan horyaalka yurub oo runtii aad u xiisa badan ayaa Naadiyaal ku caan ahaa koobkan horeyna ku guuleystey dhowe jeer koobkan ayaa…
Peyton Manning OO Ka Haajirey Naadigiisii Muxuuse Qoonsadey?
Indianapolis Colt-Mar-08-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaaraha waxayny maanta ku la fagureynaa Xiddigii reer Indianapolis Colt (Quarter Back) Peyton Manning oo maanta ku dhawaaqey inuuna u sii ciyaareynin naadiga muxuuse qoonsadey? Xiddigan oo muddooyin badan la daala dhacayey dhaawacyo ka soo gaadhay qoorta kasbadeyna in afar jeer la qalo,taas oo u horseedey inuu ka soo xaadriwaayo siisankii aynu soo…
Baxreyn oo10-0-Ku Gawracdey Induuniisiya
Jakarta-03-03-2012-qurbejoog tirsaneyd isreeb-reebka koobka kubadda cagta ee aduunka laguna qaban doono Baraasiil 2014. Ciyaartan oo ahayd ciyaartii Abid ugu fadeexadda badneyd ee soo marta taariikhda kubadda cagta ee koobka aduunka taas-0. oo dhexmartey xulka baxreyn iyo xulka Induuniisya ku,haddabana soo gabagaboodey Baxreyn 10- Induuniisiy.Ciyaartan oo ku bilaabatey adhi garoon la iskugusoo xareyey ayaa daqiiqaddii 4-aad ayaa baxreyn…
