|

Ciidanka Booliska ee Gobolka Saraar oo Qabtay Xadi ka mid ah Maandooriyaha Khamriga & Goob Fagaare ah oo Lagu Gubay DAAWO

Caynaba 13. December 2017 (SDN/QJ):-Ciidamadda Booliska ee Gobolka Saraar ayaa Maanta Gacanta Ku dhigay Xadi badan oo ka mid ah Maandooriyaha Khamriga oo la soo gelinayay Deegaamo ka mid ah Gobolka Saraar.

Comments are closed