Berbera 27,May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Magaalada Berbera laga Furay Xarun ay Ciidanka Ilaalada iyo Difaaca Xeebuhu kala Socon doonaan Dhaqdhaqaaq kasta oo soo Gala Biyaha Somaliland Isla markaana la Dhigay Qalab Casri ah.
https://www.youtube.com/watch?v=ekxdy3cWkAg
