|

Somaliland: Imisa Arday baa U Fadhiisanaya Imtaxaanka Shahaadiga Ah Oo Beri oo Sabti ah loo fadhiisan doono? DAAWO

HABANEHargaysa 27,May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Cabdillaahi Ibraahim Habbane, ayaa ku dhawaaqay Goorta loo fadhiisanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada sare/dhexe ee 2015-2016-ka.
Ardayda u fadhiisanaysa Imtixaanka Shahaadiga ah, ayaa Tiradooda ku sheegay 25 kun.

Comments are closed