|

Daaw: Barnaamijka Deegaanka Ee Telefishanka SLNTV Oo Todobaadkan Diirada Lagu Saari Doono Gobolka Sanaag

Hargeysa (QJ/SDN) – Waxaad Halkan ka daawan kartaa Barnaamijka Deegaanka Ee Telefishanka Qaranka Somaliland (SLNTV), oo todobaadkan diirada lagu saari doono xaaladda deegaan ee Gobolka Sanaag.

Waxaana barnaamijka marti ku ah isu duwaha wasaaradda deegaanka ee gobolkaasi.

Haddaba barnaamijka oo dhameystiran muuqaalkiisa hoos ka daawo;

Waxa Soo Jeedinaya Wariye Cabdicasiiis Caydiid Ya

Comments are closed