|

(DAAWO) Chelsea oo Miciin Moodey Koobka (Fa Cup) Goolalna Ku Qarqisey Man City(Jaahuur)

imagesLondon-Feb-21-2016(SDN/QJ)Asxaabtay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa koobka Fa Cup oo aalaaba la ciyaaro inta uu horyaalku socdo Premier League.

Haddaba ciyaar ka tirsaneyd koobka Fa Cup,waxaa foodda isla galey labada naadi ee ugu tunka weyn Ingiriiska walow aay kaga jiraan horyaalka meel aan u cuntamin,bal daawo sida aay iskugu nafbaxeen.

W/Q Jaahuur
SDN/QJ
jjaahuur@hotmail.com.

Comments are closed