Hargeysa,30Aug,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysa; Cali Waraane, ayaa isagoo martii ku ahaa Barnaamijka Bulshada iyo Masuulka ee HCTV lagu weydooyay su’aalo kul-kulu oo dhan welba taabanaya, iyadoo guddoomiiyuhuna si saraaxadleh uga jawaabay,, Haddaba halkan ka daawo :

DAAWO FAYSAL CALI WARAABE OO SU’AALO DADWEYNUHU KU GANEEN
