|

(DAAWO) Ilyaas Kenkate: Inomo yar yar oo Muuse Biihi Adeer u yahay ayaa Xabsiga Bartankiisa igu deldeley

Hargeysa (QJ)- Waxa dhawaan xabsiga laga sii daayay masuuliyiin ka tirsan Xisbiga Wadani oo ka qeybqaatay isu soo bax ka dhacay magaalada Hargeysa Bishii Juun 9, 2022 kii. sidoo kale waxa iyagana dibedbaxa laga qabtay laba suxuufi oo iyana la sii daayay tiyoon maxkamad la soo taagin.

Hadaba si aanu wax uga ogaano sidii dadkaa shacabka ah loola dhaqmay waxaanu wareysanay Ilyaas Maxamed Jaamac oo maxaabiista ka mid ahaa.

 

Comments are closed