|

Daawo:- Jaaliyadda DDSI Dalka UK Ee Beelaha ISAAQ Oo Baaq U Diray Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar

London, 4,5,2016 (QJ/SDN) – Jaaliyadda Beelaha ISAAQ ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya dalka UK ayaa baaq u diray madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar, iyagoona ka codsaday in uu wax ka qabto codsiyo hore oo ay u gudbiyeen.

Jaaliyaddan oo shir ay isku timid maalinkii Sabtidii magaalada London ee dalka ingiriiska ayaa sheegtay in ay ka jaaliyadd ahaan horumarka DDSI ka qayb qaadanayaan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

Comments are closed