|

Daawo:- Jamaal Cali Xuseen Oo Muuse Biixi Ku Eedeeyay In Uu Xisbiga UCID Burburinaayo

Hargeysa (QJ/SDN) – Musharaxa xilka madaxtinimo ee xisbiga UCID aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo qaar ka mid ah ganacsatada dalka ku eedeeyay inay ka danbeeyaan sidii uu u burburi lahaa xisbiga UCID.

Comments are closed