|

(DAAWO) Leicester oo Urisey Horyaalka (Premier League) Markii Aay Ku Dur-durisey Sunderland.(Jaahuur)

images (1)London-Apr-10-2016 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku laacayna horyaalka Ingiriiska oo kooxihii tunka weynaa oo rajo beeshey.

Haddaba naadiga Leicester oo bahweynta ciyaaraha jecel maabkaba ugu jirin inay kaalimaha hore timaado ayaaba sanka u saran iney ku guuleysato horyaalka.

Leicester waxay ku hogaamineysaa horyaala 72-tan dhibcood waxaana sanka ku haysa Tottenham oo leh 65 dhibcood 3-0-na ku khaarijisey Man United.

W/Q Jaahuur

SDN/QJ

jjaahuur@hotmail.com

Comments are closed