|

DAAWO: Muuse Biixi waa in uu ogaadaa hadii sharciga uu laalo in Somaliland Beelo u kala bixi doonaanto

Toronto (QJ) – Siyaasiga Yoonis Xasan Cabdi Kheyre ayaa nooga waramay khilaafka Somaliland iyo sida ay haatan wax u socdaan. Siyaasugu Waxa uu sharaxaad ka bixiyay khatarta dalku ku sugan haatan.

Comments are closed