Uncategorized

DAAWO Qaabkii u u dhacay Dilkii ay Alshabaab u ku fuliyeen Al Amiiriki

Muqdisho 14.Sep 2013 (SDN)- Waxaa soo baxaya Warar Tilmaamaya qaabkii uu u dhacay Weerarkii lagu Khaarajiyay Weerarkii lagu Khaarajiyay Abu Mansuur al Amiiriki iyo ajaanib kale oo ka barbar dagaalami Jiray Xarakada Alshabaab kaas oo ka dhacay Meel u dhow deegaanka Baardheere .

amiirikiDilka Al amiiriki ayaa waxaa ka danbeeayay Garabka Taageera Amiirka Kooxda Alshabaab Axmed Cabdi Godane .

http://www.youtube.com/watch?v=rHIPpmmlkWQ#t=83
Muqdisho SDN.
Qurbejoog.com