Uncategorized

DAAWO SAWIRADA: Madaxweyne Xasan Sheek iyo wafdi uu hogaaminayo oo booqday warshada kaluunka dhoofisa ee Muqdisho

Muqdisho May 01 2013 (SDN)– Daawo Sawirrada Wafdi uu hogaaminayay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Max’uud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqday warshada kaluunka dhoofisa ee Somali National Fishing Company.

Wafdiga Madaxweynah waa ka mid ahaa Wasiirka Kheyraadka Dalka C/riasaaq Cumar Maxamed .

Halkan Ka Daawo Sawirrada

DSC07999 (1)DSC07999DSC08006DSC08052DSC08057DSC08066DSC08088