Galkacyo Dec 24 2012 (SDN)– Dibad bax loogaa soo horjeedo xariga maamulka Puntland uu ugu geystay Odoyaal iyo wax garad ku sugana Magaalada Garoowe ayaa maanta waxa uu ka dhacay Magaalad Galkacyo ee Xarunta gobolka Mudug.
Halkan Ka Daawo Sawirrada Dibad baxa ka dhacay Magaalada Galkacyo







