Kurtunwaarey ,5sep,2015(QJ/SDN)-Ciidamada Xarakada Alshabaab ayaa shalay la wareegay gacan ku haynta Magaalada Kurtunwaarey ee gobolka Shabeelaha Hoose kadib markii ay ka baxeen Ciidamada AMISOM oo qabtay Magaalada Buulo-mareer ee shabeelaha Hoose
Haddaba Halkan Hoose Ka Daawo Sawirro Muujinaaya Siday Al-shabaab U Qabsatay Magaalada Kurtunwaarey:


QJ/SDN: Kurtunwaarey
