Uncategorized

DAAWO Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Jawaabo waafi ah siiyay Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Wasiirka Dekedaha Soomaaliya

Burco April 23,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Warfaafinta Somaliland ayaa jaawaabo u kala diray Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo dhawaan ka hadlay madax banaanida Somaliland.

Wasiir Cukuse ayaa labada siiyay jawaabo kooban oo waafi ah siiyay labadan masuul ee ka tirsan dawlada Soomaaliya.