|

Daawo:- Xisbiga WADDANI Oo Gobolada Somaliland U kala Diray Masuuliyiin Ka Qeyb Gala Xuska 18-May

Hargeysa , 16,5,2016(QJ/SDN) – Xisbiga waddani ayaa masuuliyiintiisa u kala diray gobollada Somaliland si ay uga qayb-galaan maalinta 18-may oo guud ahaan Somaliland maalintaasi looga dabbaal dago kaddib markii ay Soomaaliya inteeda kale ka go’day.

Comments are closed