Hargeysa May 14,2015(SDN/QJ)-Waxaa manta magaalada Hargeysa dib uGu soo noqday Duqa magaalada Hargeysa Md Cabdiraxmaan Solteco oo mudo dalka uga maqnaa safar.
Taageereyaal faro badan uu doonayay in ay Duqa Hargeysa soo dhaweeyaan ayaa ciidamada amaanka ee Madaarku iska hor taageen.
Sidoo kalena waxa Duqa magaalada Hargeysa loo diiday in uu saxaafada kula hadlo qolka nasashada ee madaarka Hargeysa.
